بسم الله الرحمن الرحيم
هل حمل المصحف في الصلاة جائز لمن لم يحفظ من القران إلا القليل ؟
لا مانع أن يقرأ من المصحف في تهجد الليل أو في صلاة التراويح، أما الفريضة يقرأ ما تيسر ولا حاجة إلى المصحف يقرأ ما تيسر مع الفاتحة ويكفي والحمد لله، الفاتحة هي الأصل والباقي سنة، يقرأ ما تيسر من السور القصيرة أو الآيات ويكفي.
من هنا حمل المادة مباشرة
S: Miyay u banaan tahay in uu qaato kitaabka Qur'aanka qofka aan xifdisanayn Qur'aanka in yar mooyaane ?1
J: Waxa uu ku jawaabay Sheekh Ibnu Baas - Ilaahay ha u naxariistee - : Wax diidaya majiro inuu Kitaabka ka akhriyo Tahajudka ama Taraawiixda, Salaada Faralka miyaa waxa uu akhrinayaa waxa u fududaada, baahina looma qabo kitaab- uu ka akhriyo-, waxa uu akhrinayaa Faatixada iyo inta u fududaata, intaasaana kaafi ah, mahadoo dhan Ilaahaybaa iska leh, Faatixada ayaa asal ah inta kale ee soo hadhaana waa Sunne, waxa uu akhriyayaa inta u fududaata ee Suuradaha gaagaban ama Aayadaha, intaasana kaafi ah.1
Fatwada halkan ka qaado cod ahaan
Tur: Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-ILaahay Dalabu Cilmiga ha u sahlo-1

تعليق