• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Miyay u banaan tahay in uu qaato kitaabka Qur'aanka qofka aan xifdisanayn Qur'aanka in yar mooyaane

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Miyay u banaan tahay in uu qaato kitaabka Qur'aanka qofka aan xifdisanayn Qur'aanka in yar mooyaane

    بسم الله الرحمن الرحيم
    هل حمل المصحف في الصلاة جائز لمن لم يحفظ من القران إلا القليل ؟

    لا مانع أن يقرأ من المصحف في تهجد الليل أو في صلاة التراويح، أما الفريضة يقرأ ما تيسر ولا حاجة إلى المصحف يقرأ ما تيسر مع الفاتحة ويكفي والحمد لله، الفاتحة هي الأصل والباقي سنة، يقرأ ما تيسر من السور القصيرة أو الآيات ويكفي.

    من هنا حمل المادة مباشرة

    S: Miyay u banaan tahay in uu qaato
    kitaabka Qur'aanka qofka aan xifdisanayn Qur'aanka in yar mooyaane ?1
    J: Waxa uu ku jawaabay Sheekh Ibnu Baas - Ilaahay ha u naxariistee - : Wax diidaya majiro inuu Kitaabka ka akhriyo Tahajudka ama Taraawiixda, Salaada Faralka miyaa waxa uu akhrinayaa waxa u fududaada, baahina looma qabo kitaab- uu ka akhriyo-, waxa uu akhrinayaa Faatixada iyo inta u fududaata, intaasaana kaafi ah, mahadoo dhan Ilaahaybaa iska leh, Faatixada ayaa asal ah inta kale ee soo hadhaana waa Sunne, waxa uu akhriyayaa inta u fududaata ee Suuradaha
    gaagaban ama Aayadaha, intaasana kaafi ah.1

    Fatwada halkan ka qaado cod ahaan

    Tur: Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-ILaahay Dalabu Cilmiga ha u sahlo-1

    التعديل الأخير تم بواسطة أبو سُليم عبد الله بن علي الحجري; الساعة 17-04-2013, 10:52 AM.

  • #2
    Ilaahay Khayr ha ku siiyo Walaalkeen Axmed
    Ilaahayna ha kugu anfaco Juhuudaada wayn oo Ilaahay ha inoo fudeediyo in aanu tagno damaaj oo aan cilmiga ka soo korodhsano
    Aaamiiin

    تعليق

    يعمل...
    X