• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Xukunka u tagitaanka ay Gabadhu u tagayso Dhakhtarka daaweyn darteed?SH.Ibnu Cusaymiin

تقليص
هذا موضوع مثبت
X
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Xukunka u tagitaanka ay Gabadhu u tagayso Dhakhtarka daaweyn darteed?SH.Ibnu Cusaymiin

    السؤال: بارك الله فيكم ذهاب المرأة للطبيب للعلاج ما حكمه يا فضيلة الشيخ؟
    الشيخ: إذا احتاجت إلى العلاج ولم يوجد إلا ذكر أن يعالجها فلا بأس أن يعالجها الذكر لكنه لا يخلو بها بل لابد أن يكون عندها محرم لقول النبي صلى الله عليه وعلى آله وسلم لا يخلون رجل بامرأة إلا ومعها ذو محرم نعم.


    فتاوى نور على الدرب (نصية) : النساء



    S: sheekh Ilaahay ha idin barakeeye ka waran xukunka u tagitaanka ay Gabadhu u tagayso Dhakhtarka daaweyn darteed?1

    J: Waxa uu ku jawaabay sheekh Ibnu Cusaymiin - Ilaahay ha unaxariistee - :
    Hadii ay u baahato daaweyn, lana waayana cid daawaysa nin mooyaane, waxa dhib ahi kuma jirto inuu daaweeyo Ninku, laakiin yaanu gaar la noqonin, iska daa inuu gaar la noqdee waxa laga maarmaan ah in gabadha uu la joogo Muxram, Xadiis Nabiga -sallallahu calayhi wasalam awadii-:1
    {لا يخلون رجل بامرأة إلا ومعها ذو محرم}
    {Yaanu gaar la noqon Nini Gabadh illaa uu Muxram la joogo mooyaane}

    Fataawooyinka (Nuur calaa Darbi) ee Qoraalka ah

    Tur:Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-ILaahay Dalabu Cilmiga ha u sahlo-1

    التعديل الأخير تم بواسطة أبو سُليم عبد الله بن علي الحجري; الساعة 01-06-2013, 08:34 AM.

  • #2
    Maasha allaah Ilaahay ha ku barakeeyo Akhaanaa Axmed
    Ilaahayna ha waafajiyo Umadda Soomaaliyeed Cilmiga Sharciga iyo ku Camal falkiisa

    تعليق

    يعمل...
    X