السؤال: بارك الله فيكم ذهاب المرأة للطبيب للعلاج ما حكمه يا فضيلة الشيخ؟
الشيخ: إذا احتاجت إلى العلاج ولم يوجد إلا ذكر أن يعالجها فلا بأس أن يعالجها الذكر لكنه لا يخلو بها بل لابد أن يكون عندها محرم لقول النبي صلى الله عليه وعلى آله وسلم لا يخلون رجل بامرأة إلا ومعها ذو محرم نعم.

فتاوى نور على الدرب (نصية) : النساء
S: sheekh Ilaahay ha idin barakeeye ka waran xukunka u tagitaanka ay Gabadhu u tagayso Dhakhtarka daaweyn darteed?1
J: Waxa uu ku jawaabay sheekh Ibnu Cusaymiin - Ilaahay ha unaxariistee - : Hadii ay u baahato daaweyn, lana waayana cid daawaysa nin mooyaane, waxa dhib ahi kuma jirto inuu daaweeyo Ninku, laakiin yaanu gaar la noqonin, iska daa inuu gaar la noqdee waxa laga maarmaan ah in gabadha uu la joogo Muxram, Xadiis Nabiga -sallallahu calayhi wasalam awadii-:1
{لا يخلون رجل بامرأة إلا ومعها ذو محرم}
{Yaanu gaar la noqon Nini Gabadh illaa uu Muxram la joogo mooyaane}
Fataawooyinka (Nuur calaa Darbi) ee Qoraalka ah
Tur:Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-ILaahay Dalabu Cilmiga ha u sahlo-1

تعليق