بسم الله الرحمن الرحيم
Maalintii Khamiistii ee 5 - 12 - 1434 H kuna beegnayd 10 - 10 - 2013 wey socotay duqayntii xuutiyiintu ay duqaynayeen mandiqada Damaaj iyagoo u isticmaaley -duqaynta- hubka kiisa culus, dhexe, iyo kiisa fududba, sidoo kale waxa socday Shiishkii ay Shiishayeen Ardayda, xalayna waxay xoojiyeen garaacii ay garaacayeen gobaha Ardayda iyagoo u isticmaalayey Hoobiyayaal iyo Rasaasooyin, gaarahaan Masaadiir, Buurta AL Baraaqa iyoTuulada Waddan, sidoo kale waxa mar labaad la duqeeyey Masjidka Al Baraaqa, halkaasoo ay ku dhawacmeen dhaawac fudud 2 Arday- Ilaahay ha caafiyee-1

تعليق