• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Go'doonka Damaaj iyo Naxariista Ilaahay ee uu u naxariisanayo Adoomadiisa

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Go'doonka Damaaj iyo Naxariista Ilaahay ee uu u naxariisanayo Adoomadiisa

    بسم الله الرحمن الرحيم
    Maalintii Khamiistii ee
    5 - 12 - 1434 H kuna beegnayd 10 - 10 - 2013 wey socotay duqayntii xuutiyiintu ay duqaynayeen mandiqada Damaaj iyagoo u isticmaaley -duqaynta- hubka kiisa culus, dhexe, iyo kiisa fududba, sidoo kale waxa socday Shiishkii ay Shiishayeen Ardayda, xalayna waxay xoojiyeen garaacii ay garaacayeen gobaha Ardayda iyagoo u isticmaalayey Hoobiyayaal iyo Rasaasooyin, gaarahaan Masaadiir, Buurta AL Baraaqa iyoTuulada Waddan, sidoo kale waxa mar labaad la duqeeyey Masjidka Al Baraaqa, halkaasoo ay ku dhawacmeen dhaawac fudud 2 Arday- Ilaahay ha caafiyee-1


  • #2
    Duqayntii Maalintaas wey socotay waxaana la dhaawacay 2 Arday- Ilaahay ha caafiyee-1, Xuutiyiintiina waxay bilaabeen inay gurtaan oo ay doonaan inay la baxaan Maydadkoodii, Abu Shaakir Al Xajuurina xaaladiisu wey adkayd

    تعليق

    يعمل...
    X