Aniga oo ku camal falaya Aayada uu Ilaahay leeyahay:-1
{وَأَمَّا بِنِعْمَةِ رَبِّكَ فَحَدِّثْ} [الضحى : 11]
Waxa Nimcooyinka Ilaahay ka mid ah in ay nasoo booqdeen Saddex walaal oo kamida Ducaada soomaalida oo kala ah
Abu Caqiil Maxamuud - Xafidahu llaah - oo dacwada ka wada Magaalada "Sheekh"1
Abu Usaama Cabdilaahi Ibnu Muuse - Xafidahu llaah - oo dacwada ka wada Magaalada "Berbera"1
Abu Sufyaan ASaylaci - Xafidahu llaah - oo dacwada ka wada Magaalada "Boorama"1
Booqashadani waxa ay bilaabmatay Galinkii danbe ee Malintii Arbacada Taariikhduna ay ku beegnayd 3 Rabiicul Thaani 1434 H oo waafaqsanayd 13 - feb- 2013 waxana ay booqashadaasi taxnayd ilaa Galinkii danbe ee Jimcaha Taariikhduna ay ku beegnayd 5 Rabiicul Thaani 1434 H oo waafaqsanayd 15 - feb- 2013
Mudadaasna waxay noo galeen Walaaluhu Muxaadirooyin iyo Khubad qiimo iyo qaayo lahaa oo ay ka faa'idaysteen cidii ka soo Qaybgashay
Ilaahayna waxa aanu ugu mahad naqayna in uu nawaafajiyay in aanu duubno Muxaadirooyinkaas iyo Khudbadaas
Ka faa'idaysi wacan
تعليق