• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Booqashadii iyo Kulankii qaar kamida Ducaada soomaalida ee ay soo booqdeen Magaalada Hargaysa (Masjidka Al Khayr)1

تقليص
هذا موضوع مثبت
X
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Booqashadii iyo Kulankii qaar kamida Ducaada soomaalida ee ay soo booqdeen Magaalada Hargaysa (Masjidka Al Khayr)1



    Aniga oo ku camal falaya Aayada uu Ilaahay leeyahay:-1
    {وَأَمَّا بِنِعْمَةِ رَبِّكَ فَحَدِّثْ} [الضحى : 11]
    Waxa Nimcooyinka Ilaahay ka mid ah in ay nasoo booqdeen Saddex walaal oo kamida Ducaada soomaalida oo kala ah
    Abu Caqiil Maxamuud - Xafidahu llaah - oo dacwada ka wada Magaalada "Sheekh"1
    Abu Usaama Cabdilaahi Ibnu Muuse - Xafidahu llaah - oo dacwada ka wada Magaalada "Berbera"1
    Abu Sufyaan ASaylaci - Xafidahu llaah - oo dacwada ka wada Magaalada "Boorama"1
    Booqashadani waxa ay bilaabmatay Galinkii danbe ee Malintii Arbacada Taariikhduna ay ku beegnayd 3 Rabiicul Thaani 1434 H oo waafaqsanayd 13 - feb- 2013 waxana ay booqashadaasi taxnayd ilaa Galinkii danbe ee Jimcaha
    Taariikhduna ay ku beegnayd 5 Rabiicul Thaani 1434 H oo waafaqsanayd 15 - feb- 2013
    Mudadaasna waxay noo galeen Walaaluhu Muxaadirooyin iyo Khubad qiimo iyo qaayo lahaa oo ay ka faa'idaysteen cidii ka soo Qaybgashay
    Ilaahayna waxa aanu ugu mahad naqayna in uu nawaafajiyay in aanu duubno Muxaadirooyinkaas iyo Khudbadaas

    Ka faa'idaysi wacan

    التعديل الأخير تم بواسطة أبو سُليم عبد الله بن علي الحجري; الساعة 20-02-2013, 02:17 PM.

  • #2
    جزاك الله خيراً وبارك فيك أخانا الفاضل أبا سُليم
    ووالله إننا قد سمعنا أخباراً طيبة عن دعوة الأخ الفاضل صاحب الخلق -نحسبه كذلك والله حسيبه- الأخ أبو عقيل محمود بن عثمان بن محمد - حفظه الله تعالى-

    وكما قيل الذي يزكي الرجل هو عمله في الدعوة
    فجزاه الله عنا خير الجزاء وبارك فيه وفي علمه وحفظه من كيد الماكرين
    وكذلك جزى الله خيراً الأخ الذي يتعاون معه في الدعوة وهو الأخ الفاضل عبدالرحمن يوسف كُعَيْ

    والأخ أبو عقيل معروف عند الإخوة من نصح وحرص على نشر السنة والدعوة إلى الله وحثهم على الالتحاق بدار الحديث بدماج حرسها الله والتميز عن أهل الباطل


    فقد درَس في دماج ما يقارب عشر سنين أو أكثر وقد رحل إلى أرض الصومال بعد حصار الرافضة عليهم لعائن الله

    وسمعنا أن البعض ممن يدعي السلفية يطعن فيه ويزعم بالباطل أنه ليس بسلفي ووو وما هو إلاّ الحسد والله ، فقد قتلهم الحسد ، وكما قيل:
    حسدوا الفتى إذ لم ينالوا سعيه *** فالناس أعداءٌ له وخصوم

    وإلاّ فنقول لهم قول الله جل في علاه: قل هاتوا برهانكم إن كنتم صادقين


    وكنا نحب منك أن تنشر محاضرات الأخ أبو عقيل عبر الشبكة لكي يستفيد منها الجميع

    وجزاكم الله خيراً

    تعليق


    • #3
      المشاركة الأصلية بواسطة أبو عبدالله موسى البرعاوي الصومالي مشاهدة المشاركة
      والأخ أبو عقيل معروف عند الإخوة من نصح وحرص على نشر السنة والدعوة إلى الله وحثهم على الالتحاق بدار الحديث بدماج حرسها الله والتميز عن أهل الباطل
      فقد درَس في دماج ما يقارب عشر سنين أو أكثر وقد رحل إلى أرض الصومال بعد حصار الرافضة عليهم لعائن الله
      وسمعنا أن البعض ممن يدعي السلفية يطعن فيه ويزعم بالباطل أنه ليس بسلفي ووو وما هو إلاّ الحسد والله ، فقد قتلهم الحسد ، وكما قيل:
      حسدوا الفتى إذ لم ينالوا سعيه *** فالناس أعداءٌ له وخصوم
      وإلاّ فنقول لهم قول الله جل في علاه: قل هاتوا برهانكم إن كنتم صادقين
      وكنا نحب منك أن تنشر محاضرات الأخ أبو عقيل عبر الشبكة لكي يستفيد منها الجميع
      وجزاكم الله خيراً
      Waad mahadsan tahay walaal
      Waxaan aan jeclaystay in aan ku daro tanbiih aad umihiim ah oo aan baraarujinaayo oo ah kadigida Damaaj ee ay samaynayaan xisbiga Barbaraawi iyo Atbaacdiisa waxaan leeyahay walaalaha muslimiinta ah caama ahaan iyo Ahlu sunaha khaas ahaan ka diga fikirka noocaa ah waayo waa cudur halis ku ah dhalinyarada doonaysa in ay Culimada u cilmi doontaan walaal waxaad lakumi arday ku odhan sheekh Yaxye waxaa kahadlay sheekh Fowsaan waan been ay faafinayaan xisbiga Barbaraawi iyo
      Atbaacdiisa waxaan aad u jeclahay in walaalaha garanaaya dhibaatada ay leedahay dacniga culimada in ay kadigaan cida ka digaysa Dammaaj iyo Sheekheeda - Xafidahu llaahu tacaalaa waracaah-1
      Wabillaahi tawfiiq

      التعديل الأخير تم بواسطة خضر بن عبد الله الصومالي; الساعة 20-02-2013, 10:54 AM.

      تعليق


      • #4
        Muxaadaraadkii Habeenkii Khamiista ee Taariikhdu ku beegnayd : 4 - Rabiicul Thaani - 1434 H oo waafaqsanayd 14 - feb - 2013



        Muxaadaradii 1aad
        Xaqqa in lagu sugnaado
        Ee uu jeediyay Walaalkeen Abu Usaama Cabdilaahi ibnu Muuse




        Muxaadaradii 2aad
        dhamaystirka muxaadaradii
        Xaqqa in lagu sugnaado

        Ee uu jeediyay walaalkeen Abu Caqiil Maxamuud ibnu Cusmaan

        التعديل الأخير تم بواسطة أبو سُليم عبد الله بن علي الحجري; الساعة 16-04-2013, 09:14 AM.

        تعليق


        • #5

          Muxaadaraadkii Habeenkii Jumcaha ee Taariikhdu ku beegnayd : 5 - Rabiicul Thaani - 1434 H oo waafaqsanayd 15 - feb - 2013


          Muxaadaradii 1aad
          Ka digitaanka Fitanka waaweyn
          Waxana jeediyay Walaalkeen Abu Caqiil Maxamuud ibnu Cusmaan
          Xafidahu llaah
          Waxaanuu ku dhex Radiyay Shubuhaadka Xisbiga Barbaraawi gaar ahaan ka soo bixidda Fiidyawga


          Kalmadii 2aad
          Dhamaystirka muxaadaradii
          Ka digitaanka Fitanka waaweyn

          Waxana jeediyay walaalkeen Abu Usaama Cabdilaahi ibnu Muuse Xafidahu llaah
          Waxaanuu ku dhex Radiyay in Dumarka wax loogu dhigo Sitaarad la'aan



          Kalmadii 3aad
          Raacitaanka dariiqa Asxaabta

          Waxana jeediyay walaalkeen Abu Sufyaan Asaylaci Xafidahu llaah





          Kalmadii 4aad
          In aan la isku mashquulin dadka Ahlu Bidaca ah ee la cadeeyay Bidcadooda.
          Waxana jeediyay walaalkeen Abu Cabdilaah Maxamed ibnu Ismaaciil Xafidahu llaah




          التعديل الأخير تم بواسطة أبو سُليم عبد الله بن علي الحجري; الساعة 18-04-2013, 09:51 AM.

          تعليق


          • #6
            جزاكم الله خيراً

            وكما قلت أخانا خضر: الطعن في العلماء مرض خطير جداً

            وقد قال الشيخ الفاضل عبدالكريم الحجوري -حفظه الله تعالى- في البربراوي: "المدعو البربراوي رجل حزبي وله شبهات وتلبيسات فهو في أرض الصومال نظير أبي الحسن المصري...... فأنا ناصح لإخواني السلفيين من أهل الصومال وغيرهم -إن عرفه أحد منهم- أن يحذروه ويحذروا منه ، ولقد كان لنا معه مناصحة فقابلها بمخادعة ومراوغة ، فليس البربراوي صادقاً وربي...."[من مقدمة كتاب البيان (الواضح لما عليه البربراوي من الانحرافات والفضائح) لحمزة بن معلم الصومالي]

            وأمثال حزب البربراوي الذين يحذرون من دماج وشيخها كثر عندنا
            أمثال المكتبة السفلية ببرمنجهام
            فالقوم مرضى والله فننصحهم بأن يتعلموا مخارج الحروف وكيفية نطقها وكيفية قراءة القرآن بدل الطعن في العلماء وأهل السنة

            تعليق


            • #7
              Maansha Alaah
              Wey mahadsan yihiin Walaalaha fadliga badan ee na soo booqday
              Waxaanan Ilaahay uga baryayaa inuu ugu daro Miisaan Xasanaadkooga maalinta Akhiro
              Sidoo kale uu mahadsan yahay walaalkeen Abu Sulaym al Xajari
              Ilaahayow noo barakee Kulmada walaalaha Salafiyiinta

              التعديل الأخير تم بواسطة أبوحذيفة أحمد بن محمود السعدي; الساعة 21-02-2013, 12:07 AM.

              تعليق


              • #8
                وجزاكم الله خيراً أيها الإخوة

                Su'aalihii Habeenkii Jumcaha ee Taariikhdu ku beegnayd : 5 - Rabiicul Thaani - 1434 H oo waafaqsanayd 15 - feb - 2013


                Su'aasha 1aad
                Barbaraawi ma unasteexaysay
                Waxa ka jawaabay walaalkeen Abu Sufyaan Asaylaci
                Xafidahu llaah


                Su'aasha 2aad
                Barbaraawi waxa ma laga dhigankaraa
                Waxa ka jawaabay Walaalkeen Abu Caqiil Maxamuud ibnu Cusmaan Xafidahu llaah


                Su'aasha 3aad
                Xamse Xabiib ka waran
                Waxa ka jawaabay Walaalkeen Abu Caqiil Maxamuud ibnu Cusmaan Xafidahu llaah


                Shubho uu soo arooriyay mid kamid ah Mutacasibiinta Xibiga Barbaraawi
                oo uu ka jawaabay Walaalkeen Abu Caqiil Maxamuud ibnu Cusmaan Xafidahu llaah

                التعديل الأخير تم بواسطة أبو سُليم عبد الله بن علي الحجري; الساعة 30-01-2015, 08:39 PM.

                تعليق


                • #9
                  Khudbadii JumceTaariikhduna ay ku beegnayd : 5 - Rabiicul Thaani - 1434 H oo waafaqsanayd 15 - feb - 2013
                  Waxana jeediyay walaalkeen Abu Sufyaan Asaylaci Xafidahu llaah

                  Halkaa ayay ku eeg tahay Siyaaradii Ducaadaas Fadilaga badani na soo booqatay
                  Ilaahay waxa aanu ka baryaynaa in ka Abaal mariyo Siyaaradaas Qiimaha badan, Walaalaha kalana ku dayasho fiican u noqoto
                  التعديل الأخير تم بواسطة أبو سُليم عبد الله بن علي الحجري; الساعة 21-02-2013, 01:17 PM.

                  تعليق


                  • #10
                    Waa ay hagaagsan yihiin muxaadaraadku iyo Su'aaluhuba oo imika si wanaagsan ayaa loo qaadan karaa
                    والله الموفق

                    تعليق


                    • #11
                      Assalaamu claykum walaalayaal waad mahad santihiin dhamaantiin iguna salama ikhwada oodhan iyo mashaayikhda kulanka ka qayb gashay

                      تعليق

                      يعمل...
                      X