• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Xukunka in la xiiro Gadhka* Sh. Ibnu Cusaymiin

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Xukunka in la xiiro Gadhka* Sh. Ibnu Cusaymiin

    حكم حلق اللحى
    قال الشيخ محمد بن عثيمين رحمه الله:
    حلق اللحية محرم لأنه معصية لرسول الله صلى الله عليه وسلم، فإن النبي صلى الله عليه وسلم قال: "أعفوا اللحى وحفوا الشوارب" ولأنه خروج عن هدي المرسلين إلى هدي المجوس والمشركين، وحد اللحية كما ذكره أهل اللغة هي شعر الوجه واللحيين والخدين بمعنى أن كل ما على الخدين وعلى اللحيين والذقن فهو من اللحية، وأخذ شيء منها داخل في المعصية أيضاً لأن الرسول عليه الصلاة والسلام قال: "أعفوا اللحى ..." وقال "وأرخوا اللحى..." وقال "وأوفوا اللحى ..." وهذا يدل على أنه لا يجوز أخذ شيء منها لكن المعاصي تتفاوت. فالحلق أعظم شيء منها، لأنه أعظم وأبين مخالفة من أخذ شيء منها.

    Xukunka in la xiiro Gadhka

    Waxa uu yidhi sheekh Maxamed Ibnu Cusaymiin - Ilaahay ha unaxariistee -:1
    In la xiiro Gadhku waa xaaraan, maxaa yeelay waa caasin la caasinayo Rasuulka - sallallaahu calayhi wasalam -, waayo Nabigu waxa uu yidhi: " bixiya Gadhka, gaabiya Shaarbahana", in Gadhka la xiiraa waa kabaxid laga baxayo Dariiqii Nabiyada loona baxayo Dariiqii Majuusta iyo Mushrikiinta, Gadhka xadkiisuna waa siday sheegeen culimada Luqadu: waana timaha ka soo baxa wajiga, labada lafood ee lafta Gadhka iyo labada dhaban oo ay macnaheedu tahay wixii ka sareeya labada dhaban , labada dhaban iyo lafta Gadhka, in wax kamidana la xiiro waa macsiyo waayo Nabigu - sallallaahu calayhi wasalam - waxa uu yidhi: "Gadhka bixiya..." waxa kale uu yidhi "sii daaya oo badiya..."
    waxa kale oo uu yidhi "daaya Gadhka..." wax uu ku tusayaa hadalkan oo dhan in aanay banaanayn in wax ka mid ah - Gadhka- la xiiro laakiin se Danbugu waa uu kala sareeyaa.1
    Hadaba in la xiiro gadhka oo dhan waa ka ugu wayn, maxaa yeelay waa ka ugu wayn kana cad in laxiiro badh ka mida.1


    Tur: Abuu sulaym Cabdilaahi Al xajari -waffaqahullaah -1
    التعديل الأخير تم بواسطة أبو سُليم عبد الله بن علي الحجري; الساعة 10-01-2013, 12:10 PM.

  • #2
    Maansha Alaah
    Waa Fatwa qiimo iyo qaayo badan
    Jazakalaahu khayraa Abu Sulaym

    تعليق


    • #3
      المشاركة الأصلية بواسطة أبوحذيفة أحمد بن محمود الصومالي السعدي مشاهدة المشاركة
      Maansha Alaah
      Waa Fatwa qiimo iyo qaayo badan
      Jazakalaahu khayraa Abu Sulaym

      Ilaahay adna Khayr ha kusiiyo


      أخذ الأجرة على حلق اللحى حرام
      س : بعض أصحاب صالونات الحلاقة يحلقون لحى بعض الناس ، فما حكم المال الذي يأخذونه بسبب عملهم؟
      فأجاب الشيخ ابن باز رحمه الله: حلق اللحى وقصها محرم ومنكر ظاهر , لا يجوز للمسلم فعله ولا الإعانة عليه، وأخذ الأجرة على ذلك حرام وسحت، يجب على من فعل ذلك التوبة إلى الله منه وعدم العودة إليه... اهـ مختصراً [مجموع الفتاوى ابن باز]


      Lacagta laga qaato in Gadhka la xiiro waa Xaaraan
      S: Sheekh badh kamida dadka leh meelaha laga xiirto waxay xiiraan Gadhka, maxaa uu noqonayaa xukunka lacagta laga qaadanayo falkaa?1
      J:
      Waxa uu ku jawaabay sheekh Ibnu Baas - Ilaahay ha unaxariistee -: Gadhka oo la xiiraa iyo in lagaabiyo waa xaaraan waana xumaan cad, uma banaana qofka Muslimka ah in uu sameeyo iyo in uu ku kaalmeeyo ba, in lacag laga qaatona waa xaaraan iyo suxti, waxana ku waajiba cidii samaysa arinkaa in uu Ilaahay u tawbad keeno iyo in aanu ku noqon...." iyadoo kooban, waxa aad ka eegi kartaa{Majmuucu Fataawaa Sh. Ibnu Baas}1

      Tur:
      Abuu Sulaym
      Al Xajari

      تعليق

      يعمل...
      X