حكم حلق اللحى
قال الشيخ محمد بن عثيمين رحمه الله: حلق اللحية محرم لأنه معصية لرسول الله صلى الله عليه وسلم، فإن النبي صلى الله عليه وسلم قال: "أعفوا اللحى وحفوا الشوارب" ولأنه خروج عن هدي المرسلين إلى هدي المجوس والمشركين، وحد اللحية كما ذكره أهل اللغة هي شعر الوجه واللحيين والخدين بمعنى أن كل ما على الخدين وعلى اللحيين والذقن فهو من اللحية، وأخذ شيء منها داخل في المعصية أيضاً لأن الرسول عليه الصلاة والسلام قال: "أعفوا اللحى ..." وقال "وأرخوا اللحى..." وقال "وأوفوا اللحى ..." وهذا يدل على أنه لا يجوز أخذ شيء منها لكن المعاصي تتفاوت. فالحلق أعظم شيء منها، لأنه أعظم وأبين مخالفة من أخذ شيء منها.
Xukunka in la xiiro Gadhka
Waxa uu yidhi sheekh Maxamed Ibnu Cusaymiin - Ilaahay ha unaxariistee -:1
In la xiiro Gadhku waa xaaraan, maxaa yeelay waa caasin la caasinayo Rasuulka - sallallaahu calayhi wasalam -, waayo Nabigu waxa uu yidhi: " bixiya Gadhka, gaabiya Shaarbahana", in Gadhka la xiiraa waa kabaxid laga baxayo Dariiqii Nabiyada loona baxayo Dariiqii Majuusta iyo Mushrikiinta, Gadhka xadkiisuna waa siday sheegeen culimada Luqadu: waana timaha ka soo baxa wajiga, labada lafood ee lafta Gadhka iyo labada dhaban oo ay macnaheedu tahay wixii ka sareeya labada dhaban , labada dhaban iyo lafta Gadhka, in wax kamidana la xiiro waa macsiyo waayo Nabigu - sallallaahu calayhi wasalam - waxa uu yidhi: "Gadhka bixiya..." waxa kale uu yidhi "sii daaya oo badiya..." waxa kale oo uu yidhi "daaya Gadhka..." wax uu ku tusayaa hadalkan oo dhan in aanay banaanayn in wax ka mid ah - Gadhka- la xiiro laakiin se Danbugu waa uu kala sareeyaa.1
Hadaba in la xiiro gadhka oo dhan waa ka ugu wayn, maxaa yeelay waa ka ugu wayn kana cad in laxiiro badh ka mida.1
Tur: Abuu sulaym Cabdilaahi Al xajari -waffaqahullaah -1

تعليق