• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Waa maxay xukunka in lagu Tasbiixisado gacanta bidix iyadoo la raacinayo gacanta midig? sh.Ibnu Cusaymiin

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Waa maxay xukunka in lagu Tasbiixisado gacanta bidix iyadoo la raacinayo gacanta midig? sh.Ibnu Cusaymiin

    السؤال: يقول ما حكم عقد التسبيح باليسرى مع اليمنى يقولون أنه لم يثبت عن النبي صلى الله عليه وسلم التسبيح باليسرى فهل هذا صحيح؟
    الجواب
    الشيخ: نعم هذا صحيح لم يثبت عن النبي صلى الله عليه وسلم أنه كان يسبح باليسرى وإنما جاء عنه أنه كان يعقد التسبيح بيمنه، ولكن مع هذا لا ينكر على من سبح باليسرى وإنما يقال إن السنة الاقتصار على التسبيح باليمنى.
    S: Waa maxay xukunka in lagu Tasbiixisado gacanta bidix iyadoo la raacinayo gacanta midig, waxay yidhaahdaan Nabiga -sallalaahu calayhi wasalam- kamay sugnaan inuu ku Tasbiixisan jiray gacanta bidix, ma saxbaa sidaasi ?1

    J: Waxa uu ku jawaabay sheekh Ibnu Cusaymiin - Ilaahay ha unaxariistee - : Haa taasi waa sax, Nabiga -sallalaahu calayhi wasalam- kamay sugnaan inuu ku Tasbiixisan jiray gacanta bidix, laakiin isaga-Nabiga sallalaahu calayhi wasalam- waxa ka soo arooray inuu ku Tasbiixisan jiray gacanta midig, iyada oo ay taasi jirto laguma inkirayo qofka ku Tasbiixisada gacanta bidix, laakiin waxa la odhanayaa Sunadu waa in lagu gaabsadoTasbiixda gacanta midig.1

    Halkan ka qaado Fatwada

    Tur:Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-xafidahulaah

    التعديل الأخير تم بواسطة أبو سُليم عبد الله بن علي الحجري; الساعة 29-01-2013, 11:25 AM.

  • #2
    Maansha Allah
    Waa fatwo aad iyo aad u muhiima Ilaahay hanagu anfaco

    تعليق

    يعمل...
    X