السؤال: يقول ما حكم عقد التسبيح باليسرى مع اليمنى يقولون أنه لم يثبت عن النبي صلى الله عليه وسلم التسبيح باليسرى فهل هذا صحيح؟
الجواب
الشيخ: نعم هذا صحيح لم يثبت عن النبي صلى الله عليه وسلم أنه كان يسبح باليسرى وإنما جاء عنه أنه كان يعقد التسبيح بيمنه، ولكن مع هذا لا ينكر على من سبح باليسرى وإنما يقال إن السنة الاقتصار على التسبيح باليمنى.
S: Waa maxay xukunka in lagu Tasbiixisado gacanta bidix iyadoo la raacinayo gacanta midig, waxay yidhaahdaan Nabiga -sallalaahu calayhi wasalam- kamay sugnaan inuu ku Tasbiixisan jiray gacanta bidix, ma saxbaa sidaasi ?1
J: Waxa uu ku jawaabay sheekh Ibnu Cusaymiin - Ilaahay ha unaxariistee - : Haa taasi waa sax, Nabiga -sallalaahu calayhi wasalam- kamay sugnaan inuu ku Tasbiixisan jiray gacanta bidix, laakiin isaga-Nabiga sallalaahu calayhi wasalam- waxa ka soo arooray inuu ku Tasbiixisan jiray gacanta midig, iyada oo ay taasi jirto laguma inkirayo qofka ku Tasbiixisada gacanta bidix, laakiin waxa la odhanayaa Sunadu waa in lagu gaabsadoTasbiixda gacanta midig.1
Halkan ka qaado Fatwada
Tur:Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-xafidahulaah

تعليق