• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Fataawooyin ka digaayo Afkaart (Khawaarijta)1

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Fataawooyin ka digaayo Afkaart (Khawaarijta)1

    Fataawooyin ka digaayo afkaarta {khawaarijta}i

    الحمد لله نحمده ونستعينه ونستغفره ونتوب إليه , ونعوذ بالله من شرور أنفسنا, ومن سيئاات أعمالنا, من يهد الله فلا مضلل له ومن يضلل فلا هادي له وأشهد أن لا إله إلا الله وحده لا شريك له و أشهد أن محمدا عبده ورسوله صلى الله عليه وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا.
    أما بعد:

    Waxaa lawaydiiyay shiikh Saalax alFawzaan:
    i
    Khawaarijta malagu tirshaa ahlu qiblaha? Maxaa daabid u ah cida gadaasheeda lagu du kaayo oo ka mid ah ahlu qiblaha?
    i

    Jawaab: culumadu waa isku khilaafeen khawaarijta , magaalaa mase waa dad dhunsan oo fusaaq ? Labo qawl ayaa ku jiro ,sida saxdaana waxaa u dhaw qawlka gaalnimadooda maxaa yeelay adiladu waxay natustay gaalnimadooda, in gadaashooda lagu dukado mabanaano anagoo ku dhiseeno qawlka gaalnimadooda, waxaa laga soo reebaa haday deegaanka xoog kula wareegaan sida ay sheegeen fuqahadu muslimku gadaashooda ayuu ku dukaa.
    i

    Tacliiq: waxaa kamida culumada ku tagtay gaalnimada khawaarijta sida uu sheegay xaafid ibnu xajar - allaah ha unaxariisto - imaamu bukhaari iyo qaadi abuu bakar, iyo subki, iyo qurdubi, waxaa kaloo kasoo raray saaxibu shifaa alqaadi ciyaad, saas oo kale waxaa soo raray saaxibu rawda - annawawi - kitaabka ridada dhaxdiisa.
    i
    Kafiiri:
    فتح الباري 12 / 300 .
    المصدر:
    دروس في شرح نواقض الإسلام
    للإمام محمد بن عبد الوهاب النجدي
    ألقاها
    معالي الشيخ الدكتور صالح بن فوزان الفوزان
    صفحة: 172 - 173 مكتبة الرشد الناشرون.

    * * * * *
    * * *


    Xaqiiqada caqiidada khawaarijta :
    i
    waxaa lawaydiiyay shiikh Ibnu Baaz: -
    i
    Su'aal : maxaad ku radeediin cida oraneeso: caqiidada khawaarijta waa caqiido salafiyaa, khawasrijtuna waa salafiyiin?
    i

    Jawaab: kani waa qawl baadila, nabiga ayaan ku buriyay oraahda uu ka yiri kjawaarijta: " mid baxda ayaa kabaxee xili ay umadeyda firaq tahay midkiin wuxuu xaqiraa salaadiisa marka uu ufiirsho salaadooda, quraan aqriskiisa ayuu yasaa markuu u fiirsho quraan aqriskooda , islaamka ayee ka baxaayaan sida uu gamuunku qaansada uga baxo, meeshaad kula kulantiin ku dila, dilkooda ajir ayaa ugu sugan cidii disho" .
    i
    Lafdi kale waxaa nabiga - amaanta allaah iyo nabad galyo dushiisa ha ahaato - loogu soorooray in uu khawaarijta ka yiri: " waxay dilaayaan dadka islaamka ehel u ah waxayna katagaayaan sanamyada kuwa ehelka u ah " .
    Waxaa lagu ogaaday caqiidadooda in ay gaaleesiinaayaan cusaada muslimiinta, ayna ku xakumaayaan in ay naarta ku waaraayaan, sidaas ayee cali - allaah haka raali naqdo - kula dagaalameen iyo ciidii la jirtay oo ah asxaabta iyo qayrkooda, cali waa la dagaalamay waana laayay maalintii nahrawaan, allaah haka raali naqdo asiga iyo asxaabta oo dhan, allaah khayrka ha nawaafajiyo .
    Majmuucul fatawaa ( 28/253).
    i

    * * * * * *
    * * *


    Khawaarijtu ansaar ( taageero ) uma ahan Cali - allaah haka raali naqdo -
    i

    Su'aal: waxaa niga rajeenaa in aad ii faa'ideesaan kitaab uu leeyahay mid kamida shuyuukhda ibaadiyada uu cinwaan ugu dhigay (( khawaarijta waa ansaarta cali )) allaah haka raali noqdo, Wuxuu ku sheegay in uu cumar - allaah haka raali naqdo - uu been ku xakumay abuu hurayra - allaah haka raali naqdo - , wuxuu kaloo ka hadlay shiikh cabdil qaadir shaybah alxamad, kitaabkaan wuxuu shaki iga galshay xaqaa'iq aan aaminsanaay?
    i

    Jawaab: waxaan kuu faa'ideenaa in ay khawaarijtu ayna eheen ansaarta cali - allaah haka raali naqdo - ; iskaba dhaafee waa khusamadiisa, waa ladagaalamay wuxuuna kadilay tiro badan, waa gaaleesiiyeen, dhiigiisa ayee xalaashadeen - allaah haka raali naqdo - waxaa dilay ibnu muljim oo kamid ahaa ( khawaarijta ) , Khawaarijtu waa koox xun oo muslimka macsiyada ku gaaleesiido, waxay arkaan in cusaad muslimiinta ay naarta ku waarayaan, ayna ka soo baxeen sida gaalka oo kale, nabiga - sallaa llaahu calayhi wasalam - wuu ka digay, wuxuu sheegay in ay islaamka ka baxaayaan sida uu gamuunku qaansada ugu baxo ,
    Abuu hurayre - allaah haka raali naqdo - cadli thiqaa ayuu ahlu sunnaha agtooda ka yahay asiga iyo asxaabta kale - allaah haka raali naqdo dhamaantood - abuu hurayra waa cida ugu xifdinta badan asxaabta xadiithka rasuulka allaah - sallaa llaahu calayhi wasalam - , cumar iyo qayrkiis oo asxaabta ah been kuma xakumin ; iskaba dhaaf ( inay been ku xakumaan ) waxay xujeesaayeen axaadiithta uu soo wariyay waana ku camal falaayeen ,
    i
    Marka waxaad ogaanee in ninka kutaabka leh uu khalad wayn ku dhacay, uuna asxaabta ku been abuurtay, kitaabkiisana looma naqa karo lama ictimaadi karo , iskaba dhaafee ( in la ictimaado ) waxaa waajiba in la baabi'iyo, haduu waaqicu yahay sidaad usheegtay,
    Fadiilatu shiikh cabdil qaadir shaybah al xamad waa nin lagu kalsoon yahay akteen wuxuuna ka mid yahay culumada ahlu sunnah wal jamaaca, waxaa allaah way diisaa in uu muslimiinta see u dhanyihiin waafajiyo wuxuu ka raali yahay, asigaa wax maqlo oo dhaw, majmuucu fataawaa ibnu baaz ( 6 /432 ) .
    i

    *******************************
    ************************


    الذنوب تؤثر على توحيد العبد لله والإيمان به

    س: ارتكاب بعض المعاصي ولا سيما الكبائر هل تؤثر على الركن الأول من أركان الإسلام؟

    ج: نعم ارتكاب الكبائر كالزنى وشرب الخمر وقتل النفس بغير حق، وأكل الربا، والغيبة، والنميمة وما أشبه هذا من المعاصي والكبائر، تؤثر على توحيد الله، وفي الإيمان بالله، وتضعفه؛ وأن الإيمان يكون ضعيفًا؛ لكن لا يكفر، كما تقول الخوارج، الخوارج تكفره وتجعله كافرًا إذا زنا أو سرق أو عق والديه، أو أكل الربا تجعله كافرًا، وإن لم يستحل ذلك، وهذا غبط من الخوارج، أما أهل السنة والجماعة يقولون: هو عاص، وهو ضعبف الإيمان، وناقص الإيمان، وناقص التوحيد، وهذا يضعف شهادته وإيمانه؛ لكن لا يكفر كفرًا أكبر، ..ولهذا شرع الله الحدود لمن ارتكب هذه المعاصي؛ لتأديبهم وتعزيرهم بها ليتوبوا ويرجعوا إلى ربهم، ويرتدعوا عما حرم عليهم لابهم سبحانه وتعالى..نور (4/219).

    Dunuubtu waxay saameenee adoonku cibaadada uu ugooni yeelaayo allaah iyo rumeentiisa

    Su'aal: in lagu dhaco macaasi gaar ahaan kabaa'irta ( tan waaween ) masaameeyee tiirka koowaad ee tiirarka islaamka?
    i

    Jawaab: haa ku dhicitaanka kabaa'irta sida zinada iyo cabitaanka khamriga iyo in naf lagu dilo xaq daro , iyo in ribo lacuno, iyo in dad la xanto , iyo in dad laysku diro , iyo waxaas wax la mida oo ah macaasi iyo kabaa'irba , Waxay saameeyee tawxiidka allaah, iyo rumeenta uu allaah rumeensanyahay, waana daciifaa hasa yeeshee ma gaaloowaayo, sida ay leedahay khawaarijtu, khawaarijtu waa gaaleesiiyee, waxay ka dhigee gaal qofku haduu zineesto ama wax xado ama ku caasiyo labadiisa waalid ama uu cuno ribo, uuna xalaashan arinkaas, tan waa xumaan ka ahaatay khawaarijta, Ahlu sunnaha miyaa waxay leeyihiin waa caasi , waa daciiful iimaan , waa naaqisul iimaan, macaasidaan waxay daciifinee shahaadadiisa iyo iimaankiisa, laakiin magaaloowaayo gaal nimo wayn,
    i
    Sidaas aawadeed allaah wuxuu ku jideeyey xuduud cidii macaasidaan ku dhacdo si uu u edbiyo una tacziiriyo si ay uga towba keenaan una laabtaan rabigood , ayna ka haraan waxa uu allaah ka xarimay , marjica fatwada barnaamijka nuurun cala darbi ( 4 / 219 ) .
    i

    *****************************
    **********************


    الانتماء إلى أحزاب دينية

    س: بماذا تنصحون الدعاة حيال موقفهم من المبتدعة؟ كما نرجو توجيه نصيحة خاصة إلى الشباب الذين يتأثرون بالانتماءات الحزبية المسماة بالدينية؟

    ج: نوصي إخواننا جميعًا بالدعوة إلى الله سبحانه بالحكمة والموعظة الحسنة والجدال بالتي هي أحسن، كما أمر الله سبحانه بذلك مع جميع الناس، ومع المبتدعة إذا أظهروا بدعتهم، وأن ينكروا عليهم سواء كانوا من الشيعة أو من غيرهم، فأي: بدعة رآها المؤمن وجب عليه إنكارها حسب الطاقة بالطرق الشرعية، والبدعة: هي ما أحدثه الناس في الدين ونسبوه إليه وليس منه لقول النبي صلى الله عليه وسلم: « من أحدث في أمرنا هذا ما ليس منه فهو رد » وقول النبي صلى الله عليه وسلم: « من عمل عملًا ليس عليه أمرنا فهو رد» ومن أمثلة ذلك بدعة الرفض وبدعة الاعتزال وبدعة الإرجاء و بدعة الخوارج وبدعة الاحتفال بالموالد، وبدعة البناء على القبور، واتخاذ المساجد عليها، إلى غير ذلك من البدع، فيجب نصحهم وتوجيههم إلى الخير، وإنكار ما أحدثوا من البدع بالأدلة الشرعية وتعليمهم ما جهلوا من الحق بالرفق والأسلوب الحسن ،والأدلة الواضحة لعلهم يقبلون الحق. مجموع (7/182)

    Xukunka ka tirsanaanta Axzaabta diiniga ah

    Su'aal: waa maxay naseexada aad ugudbineesiin ducaada jiilasha mawqifka ay ka qaadanaayaan mubtadicada?
    i

    Jawaab : waxaan kula dardaarmeenaa dhamaan walaaladeen in ay allaah dadka ugu yeeraan si ay ku dheehantahay xikmad iyo wacdi wanaag iyo dood wanaag , sida uu allaah amray dadka sida ay udhanyihiin in ay la imaadaan arinka aan soo xusnay , mubtadicadu haday muujistaan bidcadooda in loola dhaqmo sidaas , iyo in lagu inkiro haba ahaadaan mubtadicadu shiico iyo kuwa kale ,
    Bidcaduu arko muslimku waxaa ku waajibee in uu inkiro inta karaankiisaa asigoo umaraayo wadooyinka sharciga ah, Bidcaduna waa: waxa ay dadku kusoo dariyeen diinta ayna u tiiriyeen mana ka mid aha,
    Waxaana u daliila oraahda rasuulka - sallaa llaahu calayhi wasalam - : " cidii ku soo darido arinkeena waxaan ka mid aheen waa lagu celaa " iyo oraahda kale ee nabiga - sallaa llaahu calayhi wasalam - : " cidii sameedo camal aana ka mid aheen amarkeen waa lagu celaa "
    hadaan tusaale kasoo qaadano bidcooyinkaas waxaa ka mida bidcada rafdiga iyo bidcada ictizaalka iyo bidcada irjaaga iyo bidcada khawaarijta iyo bidcada in loo damaashaado dhalashadii nabiga - amaanta allaah iyo nabad galyo dushiisa ha ahaato - , iyo bidcada in qubuurta ladhiso, iyo in laga yeesho masaajid , iyo waxaas wax lamida oo bidcooyina,
    waxaa waajiba ah in loo naseexeeyo oo lagu tawjiihiyo khayrka , oona lagu inkiro waxa ay soo dariyeen oo ah bidcooyin adigoo cuskanaayo adilada sharciga ah , oona bareedid xaqa waxa ay ka jaahil noqdeen , si dhimir sanaan ah , una adeeg saneedid usluub wanaagsan , iyo adilo cadcad , waxaa laga yaabaa in ay aqbalaan xaqa . Majmuucul fataawaa ibnu baaz ( 7 / 182 ).
    i

    ********************************
    **********************


    س: ما هي نصيحتكم للشباب الذين يتأثرون بالانتماءات الحزبية المسماة بالدينية؟.

    ج: أما الانتماءات إلى الأحزاب المحدثة، فالواجب تركها، وأن ينتمي الجميع إلى كتاب الله وسنة رسوله صلى الله عليه وسلم، وأن يتعاونوا في ذلك بصدق وإخلاص، وبذلك يكونون من حزب الله الذي قال الله فيه سبحانه في آخر سورة المجادلة: {أَلَا إِنَّ حِزْبَ اللَّهِ هُمُ الْمُفْلِحُونَ} (سورة المجادلة:22) بعدما ذكر صفاتهم العظيمة في قوله تعالى: {لَا تَجِدُ قَوْمًا يُؤْمِنُونَ بِاللَّهِ وَالْيَوْمِ الْآخِرِ يُوَادُّونَ مَنْ حَادَّ اللَّهَ وَرَسُولَهُ} (سورة المجادلة:22) الآية. ومن صفاتهم العظيمة ما ذكره الله عز وجل في سورة الذاريات في قول الله عز وجل: {إِنَّ الْمُتَّقِينَ فِي جَنَّاتٍ وَعُيُونٍ * آخِذِينَ مَا آتَاهُمْ رَبُّهُمْ إِنَّهُمْ كَانُوا قَبْلَ ذَلِكَ مُحْسِنِينَ * كَانُوا قَلِيلًا مِّنَ اللَّيْلِ مَا يَهْجَعُونَ * وَبِالْأَسْحَارِ هُمْ يَسْتَغْفِرُونَ * وَفِي أَمْوَالِهِمْ حَقٌّ لِّلسَّائِلِ وَالْمَحْرُومِ} (سورة الذاريات:15-19)، فهذه صفات حزب الله لا يتحيزون إلى غير كتاب الله، والسنة والدعوة إليها والسير على منهج سلف الأمة من الصحابة رضي الله عنهم وأتباعهم بإحسان، فهم ينصحون جميع الأحزاب وجميع الجمعيات ويدعونهم إلى التمسك بالكتاب والسنة، وعرض ما اختلفوا فيه عليهما فما وافقهما أو أحدهما فهو المقبول وهو الحق، وما خالفهما وجب تركه، ولا فرق في ذلك بين جماعة الإخوان المسلمين، أو أنصار السنة والجمعية الشرعية، أو جماعة التبليغ أو غيرهم من الجمعيات والأحزاب المنتسبة للإسلام، وبذلك تجتمع الكلمة ويتحد الهدف ويكون الجميع حزبًا واحدًا يترسم خطى أهل السنة والجماعة الذين هم حزب الله وأنصار دينه والدعاة إليه،ولا يجوز التعصب لأي جمعية أو أي: حزب فيما يخالف الشرع المطهر. مجموع (7/182)

    Su'aal: maxay tahay naseexada aad u gudbinaysiin dhalin yarada ku soomawday ka tirsanaanta axzaabta lagu sheego in ay diini tahay ? .
    i

    Jawaab : ka tirsanaanta axzaabtaan soo darisay waxaa waajiba in laga tago , dhamaana aan u nisba sheegano kitaabka iyo sunada rasuulka - amaan iyo nabad galyo dushiisa ha ahaato -
    ayna iskugu kaalmeeyaaan si run iyo ikhlaas ku dheehantahay , saas ayeena kunaqaayaan xizbiga allaah , allaah asoo tilmaamaayo uu kuyiri dhamaadka suurada mujaadilah ( macnaha aayada ) : " xizbiga ilaahayna waa kuwa liibaanay " ( suuratul mujaadilah : 22 ) .
    kadib markuu sheegay tilmaamahooda waaween allaah wuxuu yiri ( macnaha aayada ) : " ma helaysid dad ilaahay rumeeyey iyo maalintii dambeeysay oo haddana jecel ruuxda ilaahay iyo rasuulkiisa khilaafaya " ( suuratul mujaadalah: 22 ) aayada dhameestir.
    Tilmaamahooda waaween waxaa ka kamida kuwa uu ku sheegay allaah suuratu addaariyaat allaah wuxuu yiri ( macnaha aayada ) : " kuwa dhawrsaday waxay ku sugnaan jannooyin iyo ilo * iyagoo qaadan waxa allaah siiyay, maxaa yeelay waxay ahaayeen horay kuwo wanaag fala * waxayna ahaayeen kuwo wax yar habeenkii seexda * waagana way dambi dhaaf waydiisanayeen * xoolohoodana xaq bay ku leeyihiin kuwa waydiista iyo ka dhibaataysan * " ( suuratu addaariyaat: 15 - 19 ) ,
    Tani waa tilmaamaha xizbiga allaah mana u naqaayaan waxaan kitaabka iyo sunnada aheen , waxayna dadka ugu yeeraan labadooda waxayna ku socdaan manhajka salafka umada oo ah asxaabta iyo kuwii wanaaga ku raacay,
    waxayna ugu naseexeenaayaan uguna yeeraayaan dhamaan axzaabta iyo jamciyaadka in ay qabsadaan kitaabka iyo sunnada , waxa khilaafayna ay katagaan , wixii waafaqayna ay qaataan , midkood wixii waafaqo waa maqbuula waana xaq , wixii khilaafo kitaabka iyo sunnada waxaa waajiba in laga tago,
    i
    Farqina uguma dhaxeeyo arinkaan aan soo xusnay jamaacada ikhwaanul muslimiin iyo ansaaru sunnah iyo jamciyatu sharciyah , iyo jamaacatu tabliiq iyo jamciyaadka iyo axzaabta kale ee u nisba sheegato islaamka ,
    Kalmadooda waa la kulminaa waana la mideeya hadafkooda dhamaana waxay naqaayaan xizbi kaliya , kuna socaayo wadada ahlu sunnah waljamaacah oo ah xizbiga allaah iyo ansaarta diintiisa iyo kuwa ugu yeeraayo diintiisa, mana banaano in loogu tacasubo jamciyad ama xizbi waxa uu ku khilaafay sharciga mudaharka ah. Majmuucu ibnu baaz ( 7 / 182 ) .
    i

    ******************************
    *********************
    التعديل الأخير تم بواسطة أبو سُليم عبد الله بن علي الحجري; الساعة 01-09-2014, 09:32 AM.

  • #2
    فضل حفظ الأسماء الحسنى

    س:هل من حَفِظَ الأسماء الحسنى دخل الجنة؟.

    ج: جاء في الحديث الصحيح يقول النبي صلى الله عليه وسلم: «إن لله تسعة وتسعين اسمًا، مائة إلا واحدا، من أحصاها دخل الجنة» وفي لفظ «من حفظها دخل الجنة»، ولم يبينها صلى الله عليه وسلم في الأحاديث الصحيحة؛ لكن لو وفق الإنسان فأحصاها وحفظها، وصادف أنها تسعة وتسعون، فهو موعود بهذا الخير، وهذا من أحاديث الفضائل، إن لم يمت على كبيرة من كبار الذنوب فالذي مات على كبيرة، والكبائر من أسباب حرمان دخول الجنة، من أسباب دخول النار، إلا أن يعفوا الله عنه. نور(1/106).



    Fadliga laga helaayo xifdinta magacyada allaah ee wanaagsan :

    Su'aal: qofkii xifdiyo magacyada allaah ee wanaagsan janada magalaa ?

    Jawaab: waxaa ka soo arooray xadiith saxiixa nabiga - sallaa llaahu calayhi wasalam - in uu yiri: " allaah wuxuu leeyahay sagaashan iyo sagaal magac, boqol oo hal la'a, cidii koobto janaday galee " lafdi kale waxaa ku sugnaaday in uu yiri: " cidii xifdido janaday galee " , ( Nabiga - sallaa llaahu calayhi wasalam - magacyadaan ) axaadiith saxiixa kuma wada cadayn ; laakiin qofkii lawaafajiyo ee koobo eena xifdiyo, gaarsiiyana sagaashan iyo sagaal , waxaa u balan qaadan khayrkaan , xadiithkaan wuxuu ka midyahay axaadiithta fadaa'isha , haduuna ku dhiman asoo ku jiro danbi wayn oo kamid ah danbiyada waawayn , qofkii ku dhinto asoo ku jiro kabiiro , kabaa'irtuna waxay ka mid tahay asbaabta qofka u diido janada galitaankeeda , kabaa'irtu waa asbaabta naarta lagu galo , illaa in uu allaah iska cafiyo mooyee .nuurun calaa darbi ( 1 / 106 ) .

    ******************************
    ******************************

    س: ما القاعدة الشرعية في حمل الآيات والأحاديث المطلقة؟.

    ج:والقاعدة الشرعية أن الآيات المطلقة والأحاديث المطلقة يجب أن تحمل على المقيدة وتفسر بها؛ لأن القرآن لا يتناقض والسنة لا تتناقض والأحاديث يصدق بعضها بعضًا، والآيات تصدق بعضها بعضًا، فوجب حمل المطلق من الآيات والأحاديث على المقيد، وتفسير بذلك، تفسير هذا بهذا، وقد قال الله سبحانه: {إِن تَجْتَنِبُواْ كَبَآئِرَ مَا تُنْهَوْنَ عَنْهُ نُكَفِّرْ عَنكُمْ سَيِّئَاتِكُمْ وَنُدْخِلْكُم مُّدْخَلاً كَرِيمًا} (سورة النساء:31)، فاشترط في تكفير السيئات ودخول الجنة اجتناب الكبائر، وقال النبي صلى الله عليه وسلم: «الصلوات الخمس، والجمعة إلى الجمعة، ورمضان إلى رمضان، كفارات لما بينهن ما لم تغش الكبائر» فإذا حفظ الأسماء الحسنى التسعة والتسعين، وهو مقيم على الزنى أو شرب الخمر، فهو معرض للوعيد، وهو على خطر من دخول النار، إلا أن يعفو الله عنه أو يتوب؛ لكن إن دخلها وهو موحد مسلم بسبب بعض الكبائر لا يخلد فيها خلافًا للخوارج والمعتزلة؛ بل يعذب على قدر الجريمة، ثم يخرجه الله من النار فضلًا منه وإحسانًا، لا يخلد في النَّار إلا الكفار، الذين حكم عليهم القرآن بأنهم كفار أو السنة. نور(1/107).

    Maxay tahay qaacidada sharciga ah ee xamlul aayaat wal axaadiithil mudlaqah ?

    Jawaab : qaacidada sharciga ah ee aayaatka mudlaqa ah iyo axaadiithta mudlaqa ah waxaa waajib ah in lagu xumbaaro muqayadka laguna fasiro, maxaa yeelay qur'aanku isma tanaaqudo sunaduna isma tanaaqudo, axaadiithtuna qaarkeed qaarka kale ayee rumeeyee , Aayaatkuna qaarkood qaarka kale ayee rumeeyee, waxaa waajib ah in lagu xumbaaro aayaatka iyo axaadiithta mudlaqa ah muqayadka , oona lagu fasiro , ( kanna kan kale lagu fasiro ) ,
    وقد قال الله سبحانه: {إِن تَجْتَنِبُواْ كَبَآئِرَ مَا تُنْهَوْنَ عَنْهُ نُكَفِّرْ عَنكُمْ سَيِّئَاتِكُمْ وَنُدْخِلْكُم مُّدْخَلاً كَرِيمًا} (سورة النساء:31)،
    Allaah ayaa xumaan kanazahan wuxuu yiri : ( macnaha aayada ) " hadaad ka dheeraataan dambiyada waa weyn waxaan idinka reebeynno waxaannu ka asturi xaggiinna xumaantiinna waxaana idin galin meel fiican ( sharaf leh ) " ( suuratu annisaa: 31 ) , Wuxuu ku shardiyay dhaafitaanka sayi'aadka iyo jannada galitaankeeda in laga fogaado kabaa'irta,
    وقال النبي صلى الله عليه وسلم: «الصلوات الخمس، والجمعة إلى الجمعة، ورمضان إلى رمضان، كفارات لما بينهن ما لم تغش الكبائر»
    Nabiga - sallaahu calayhi wasalam - wuxuu yiri : " salaadaha shanta ah , iyo jimco ka jimco iyo ramadaan ka ramadaan waxay danbi dhaaf u yihiin dunuubta yar yar ( ee dhexdooda qofku sameeyo ) haduuna ku dhicin kabaa'irta " , Haduu xifdiyo magacyada allaah ee wanaagsan ee sagaashan iyo sagaalka ah , qofkuna kujiro zino iyo qamri cabitaan ,wuxuu banaanka uyaalaa goodiga lasoo sheegay , wuxuuna khatar ugu jiraa in uu naarta galo, illaa in uu allaah iska cafiyo mooyee ama uu ka tawba keeno ( danbiga ) ;
    Laakiin haduu qofku galo naarta asoo muwaxad ah kuna galo sababta qaar kabaa'irta kamid ah kuma waarayo , ayadoo ( aan ku khilaafeeno arinkaan ) khawaarijta iyo muctazilada; waxaa lagu cadaabaa inta ay jariimadiisu la egtahayc, kadib allaah waa kasoo saaraa naarta asoo fadli iyo asxaan usameenaaayo , naarta kuma waaraayaan illaa gaaalda mooyee, kuwaas oo ah kuwa uu quraaanka iyo sunnada ku xakumeen in ay gaalo yihiin . Nuurun cala darbi ( 1 / 107 ) .

    *******************************
    *******************************

    س: ما القاعدة الشرعية في أمر مصير العصاة الموحدين من هذه الأمة؟.

    ج: أما العصاة، فلا يخلدون إذا دخلوا النار كالزاني والسارق والعاق لوالديه ونحو ذلك من أهل المعاصي لا يخلدون إذا دخلوا النار إذا ماتوا عليها ولم يتوبوا، هم متوعدون بالنار، فإن عفا الله عنهم فهو أهل الجود والكرم سبحانه وتعالى، وإن لم يعف عنهم عذبهم على قدر الجريمة التي ماتوا عليها، ثم بعد ذلك يخرجون من النار، وقد أخبر النبي بهذا عليه الصلاة والسلام في أحاديث كثيرة متوافقة، أن العصاة يخرجون من النار، ويشفع فيهم صلى الله عليه وسلم عدة شفاعات، ويشفع الملائكة ويشفع المؤمنون، ويشفع الأفراط، هذا هو الحق الذي عليه أهل السنة والجماعة خلاف الخوارج والمعتزلة، ويدل على هذا قوله سبحانه في كتابه العظيم: {إِنَّ اللّهَ لاَ يَغْفِرُ أَن يُشْرَكَ بِهِ وَيَغْفِرُ مَا دُونَ ذَلِكَ لِمَن يَشَاء} (سورة النساء:48)، فجعل المعاصي تحت مشيئته سبحانه وتعالى، وجعل الشرك لا يغفر إذا مات عليه، من مات على الشرك، فإنه لا يغفر؛ بل صاحبه مخلد في النار - نعوذ بالله -، إذا مات عليه، وهو ليس من أهل الفترة، ولا من في حكمهم، فإنه يخلد في النار - نعوذ بالله -، أما من مات على شيء من المعاصي ولم يتب، فإنه تحت مشيئة الله سبحانه إن شاء الله عفا عنه فضلًا منه وإحسانًا، وإن شاء عذبه على قدر الجريمة التي مات عليها، ثم بعد التطهير والتمحيص يخرجه الله من النار فضلًا منه ورحمة سبحانه وتعالى، خلافًا للخوارج والمعتزلة، فإنهم يقولون: بخلود العاصي في النار، وقولهم باطل عند أهل الحق. نور (1/108).

    Su'aal: maxay tahay qaacidada sharciga ah ee ku saabsan arinka masiinrka cusaada muwaxidiinta umadaan ?

    jawaab : cusaada miyaa kuma waarayaan naarta sida zaaniga iyo tuuga iyo caasi waalidaynka iyo wixii la mid ah oo kamid ah ahlul macaasida kuma waarayaan naarta haday galaan , ayna ku dhintaan ( macaasidaas ) ayakoo ka tawba keenin, ( ahlu macaasida ) waxaa loogu goodiyay naar , allaah haduu cafiyana waa mid deeqsinimo iyo karam u ehel ah - subxaanahu watacaalaa - , haduuna cafin wuxuu ku cadaabaa inta ay jariimadooda la ektahay ay ku dhinteen ayakoo ku jiro , Kadib waa laga soobixinaa naarta, arinkaan nabigu - calayhi salaatu wasalaam - axaadiith faro badan oo iswaafaqsan uyuu ku sheegay , in cusaad naarta laga soosaarayo,
    ( nabiga - sallaahu calayhi wasalam ) ayaa u ergeenaayo dhawr ergo , waxaa kaloo u ergeenaayo malaa'ikta iyo mu'aminiinta iyo afraada , kanna waa xaqa ahlu sunna waljamaaca dushooda ah ayakoo khilaafsan khawaarijta iyo muctazilada ,
    ويدل على هذا قوله سبحانه في كتابه العظيم: {إِنَّ اللّهَ لاَ يَغْفِرُ أَن يُشْرَكَ بِهِ وَيَغْفِرُ مَا دُونَ ذَلِكَ لِمَن يَشَاء} (سورة النساء:48)،
    Kanna waxaa ku tusaayo oraahda allaah uu kitaabkiisa wayn ku yiri : ( macnaha aayada ) " Allaah ma dhaafo in lala wadaajiyo ( cid kale cibaada ) wuuse ka dhaafaa wixii waxaas kasoo hadhay cidduu doono " ( suuratu annisaa'a : 48 )
    Wuxuu kayeelay macaasida doonitaankiisa hoostiisa - subxaanahu watacalaa - , shirkigana wuxuu ka dhigay mid uuna dhaafeen haduu ku dhinto qofku , qofkii ku dhinto looma danbi dhaafaayo ; saaxibu shirkigu naarta ayuu ku waaraa - allaah ayaan ka magan galeenaa - , haduu ku dhinto ( qofkaas ) ahlu fitraha kama mid ahan iyo dadka ku xakunka ahba , naarta ayuu kuwaaraa - allaah ayaan ka magan galeenaa - , Ammaa qofkii shay macaasida kamida ku dhinto aana ka tawba keenin, asigu wuxuu ku hoos jiraa doonitaanka allaah - subxaanah - haduu doono waa cafinaa fadli iyo sama fal xagiisa ka ahaaday aawadeed , Marka la daahiriyo oo la tamxiisiyo kabib ayaa naarta laga soosaaraa fadli iyo naxariisa allaah - subxaanahu watacaalaa - ka ahaatay aawadeed , ayadoo lagu khilafayo khawaarijta iyo muctasilada , ayaku waxay leeyihiin : caasigu naarta ayuu ku waaraa , oraahdooduna waa baadil ahlu xaqa aktooda . Nuurun caala darbi ( 1/ 108 ) .





    تعليق

    يعمل...
    X