• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

waa maxay xukunka in xaflad la sameeyo maalinta dhalashada nabiga ama (MAWLIIDKA)1

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • waa maxay xukunka in xaflad la sameeyo maalinta dhalashada nabiga ama (MAWLIIDKA)1

    س1: ما حكم الاحتفال بالمولد النبوي، وهل النبي صلى الله عليه وسلم يحضر؟
    ج1: احترام النبي صلى الله عليه وسلم وتكريمه إنما هو بالإيمان برسالته والعمل بما جاء به من عند الله، أما الاحتفال بمولده فبدعة محدثة، وقد ثبت عن النبي صلى الله عليه وسلم أنه قال « من أحدث في أمرنا هذا ما ليس منه فهو رد » ، ولم يثبت أن النبي صلى الله عليه وسلم يحضر بعد وفاته عند أحد من الناس، والأصل: عدم ذلك، فيجب البقاء معه حتى يقوم دليل على رفعه.
    وبالله التوفيق. وصلى الله على نبينا محمد، وآله وصحبه وسلم.

    اللجنة الدائمة للبحوث العلمية والإفتاء

    waa maxay xukunka in la qabsado Xaflad Dhalashada Nabiga ama (mawliidka), miyuuna imanayaa Nabigu - sallallaahu calayhi wasalam - ?1
    In Nabiga la ixtiraamo oo la Karaameeyo waa in la rumeeyo wixii loo soo diray iyo in lagu dhaqmo wixii uu la yimid kalana imid dhanaka Ilaahay , In la qabsado Xaflad Dhalashada Nabigu ama (mawliidku) waa Bidco lagu soo dharay diinta, waxa ka sugnaa Nabiga - sallallaahu calayhi wasalam - in uu yidhi: " Qofkii ku soo dara wax aan diintayada kamid ahayn waa lagu celinayaa", kamana sugna qofna in uu Nabigu - sallallaahu calayhi wasalam - imanayo marka uu dhinta gadib, Asalkuna waa in aanuu imanayn, waxa waajiba in sidaa ku baaqi ahaato ilaa la helayo daliil.1
    {Al lajna adaa ima lil iftaa'a}

    Tur: Abuu sulaym Cabdilaahi Al xajari -Ilaahay Muraadkiisa ha u fududeeyo -1



    التعديل الأخير تم بواسطة أبو سُليم عبد الله بن علي الحجري; الساعة 17-01-2013, 10:40 AM.

  • #2
    جزاك الله خيراً أخانا أبا سليم ونفع بك
    وإليكم بارك الله فيكم

    الجامع لأقوال وفتاوى ورسائل العلماء في حكم الإحتفال بالمولد النبوي متجدد





    تعليق

    يعمل...
    X