• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Shariciga ma ka mid baa in Quraanka lagu akhriyo Dadka dhintay, Mushqayaadna laga Qaato?SH. Ibnu Baaz-Raximahulaah

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Shariciga ma ka mid baa in Quraanka lagu akhriyo Dadka dhintay, Mushqayaadna laga Qaato?SH. Ibnu Baaz-Raximahulaah

    أناس عندنا يقرؤون القرآن على الأموات ويأخذون عليه أجرة، فهل يستفيد منه الأموات شيئاً؟ وإذا مات واحد منهم يقرؤون عليه القران ثلاثة أيام ويعملون ذبائح وولائم، هل هذا من الشرع؟

    هذا بدعة، القراءة للأموات وأخذ الأجرة بدعة ولا يجوز، لا تجوز الأجرة، وليس له أن يقرأ على الموتى، وليس هناك ما يدل على انتفاعهم به، بل هذا منكر وبدعة، وهكذا الذبائح والطعام التي يصنعها على الميت ذبائح وطعام كله منكر وبدعة لا يجوز، يقول جرير بن عبد الله البجلي -رضي الله عنه- الصحابي الجليل: (كنا نعد الاجتماع لأهل الميت وصناعة الطعام بعد الدفن من النياحة)، والنياحة محرمة معلوم، المقصود أن هذا من البدع والنبي -صلى الله عليه وسلم- قال : (من عمل عملا ليس عليه أمرنا فهو رد) ولم يكن من عمل النبي -صلى الله عليه وسلم- ولا من عمل الصحابة أنه إذا مات ميت يقرئون له قرآن، أو يقرئون عليه القرآن، أو يذبحون الذبائح، أو يقيمون المأتم والأطعمة والحفلات، كل هذا منكر، حدث بعد السلف الصالح، فالواجب الحذر من ذلك، والواجب تحذير الناس من ذلك، هذا هو الواجب على أهل العلم وعلى ولاة الأمور، أن يردعوا الناس عما حرم الله، وأن يأخذوا على أيدي الجهلة والسفهاء، حتى يستقيموا على الطريق السوء الذي شرعه الله لعبادة، وبذلك تصلح الأحوال، وتصلح المجتمعات، ويظهر حكم الإسلام، ويختفي أمر الجاهلية.
    ومن هنا صوتيا

    نور على الدرب



    Dad agtayada jooga ayaa waxay Quraanka ku akhriyaan Dad dhintay, Mushqaayadna wey ku qaataan, markaa Dadka dhintay wax may ka faa'idayaan isaga-Quraanka-, hadii uu dhinto mid iyaga ka mid ahina , waxay Quraanka ku akhriyaan Saddex Maalimood, Gawracyo iyo Walimooyin ayey sameeyaana, waxaasi Sharciga ma ka mid yahay?1
    Waxa uu ku jawaabay Sheekh Ibnu Baas - Ilaahay ha u naxariistee - :q

    Taasi waa Bidco, Quraanka loo akhriyo Dadka dhintay, Mushqaayadna laga qaataa waa Bidco aan banaanayn, ma banaana Mushqaayadu, umana suubana inuu Quraanka ku akhriyo Dad dhintayna, mana jiro waxa tusinaya inuu ku manaafacaadsanayo isaga-Quraanka- iska daa inuu ku manaafacaadsadee tani waa Munkar-Xumaan-iyo Bidco
    Sidoo kale Gawracyada iyo Cuntada la samaynayo Geerida, Gawracyada iyo Cuntada-la samaynayaan-dhamaan waa munkar iyo BIdco aan banaanayn, wuxuu leeyahay Saxaabigii weynaa ee Jariir ibnu Cabdilaahi Al Bajali -Radiyalaahu canhu-1

    (كنا نعد الاجتماع لأهل الميت وصناعة الطعام بعد الدفن من النياحة)1
    Waxaanu ku tirin jirnay Aaska ka dib Kulanka la kulmo Dad ay Geeridu ku dhacday iyo samaynta Cuntada iney ka mid tahay Baroordiiqda Baroordiiqduna waa Xaraan sida la wada ogyahay, Ujeedada iyo Nuxurkuna waa inay ka mid tahay Arintani-Gawracyada iyo Cuntada la samaynayo Geerida- Bidcooyinka

    Nabiguna-Sallalaahu calayhi wasalam waxa uu yidhi:1
    (من عمل عملا ليس عليه أمرنا فهو رد)
    a((Qofka ku soo dara Arinkayagan-Diintaydan- waxaan ka mid ahayn waa lagu celinayaa))1
    Kamay mid ahayna Camalkii Nabiga-Sallalaahu calayhi iwasalam- iyo kii Saxaabadaba in hadii uu dhinto Qof ay u akhriyi jireen ama ay ku dul akhriyi jireen Quraanka ama ay Gawrici jireen Xoolo ama ay qabin jireen Tacsiyado, Casuumado iyo Xaflado, waxaasoo dhami waa munkar-Xumaan- soo dariday Saddexdii Qarni ee wanaagsanaa dabadood
    Waxa Waajib ah in Arintan laga tigtoonaado, Dadkana looga digo, sidan baa ku Waajib ah Ahlu Cilmiga iyo Madaxda oo ah inay u diidnaa oo ay hor istaagaan Dadka wixii Ilaahay ka xarimey, iyo Gacmaha iney qabtaan Dadka Jaahiliinta ah iyo Dadka Caqli gaabka ah inta ay ku toosnaanayaan Dariiqa toosan ee Ilaahay u sharciyey Adoomihiisa, sidaasayna ku hagaagayaan Xaaladu, Bulshooyinkuna ku hagaagayaan, Xukunka Islaamkuna ku xoog yeelanayaa, ku qarsoomayaana
    Arinka Jaahiligu.1

    Halkan ka qaado iyadoo Cod ah

    Fataawooyinka (Nuur calaa ADarbi)1


    Tur:Abu Xudayfa Axmed Maxamuud Assomali-ILaahay Dalabu Cilmiga ha u sahlo-
    1
    التعديل الأخير تم بواسطة أبو سُليم عبد الله بن علي الحجري; الساعة 18-01-2014, 05:40 PM.
يعمل...
X