في 25 / رمضان / 1427 هـ :
الإهتزاز عند قراءة القرءان !
قال الأخ أبو أنس هشام المسوري:قال شيخنا أيّده الله:
لاينبغي ذلك, وليس عملًا بما جاء أنه من صفات اليهود! فلا يثبت دليل أنه من صفاتهم أو من صفات المشركين!
وإنما هذا لم ينقل لاعن المتقدمين ولا المتأخرين من القُرّاء من السّلف والصحابة رضوان الله عليهم, ولو فعلوا ذلك لنُقل لنا !
ولكن السّكينة.
:: متجدد :: (( درر وفوائد سمعتها من شيخنا الناصح الأمين )) { 1 - 46 }

Xukunka Isluxida lays luxo marka Quraanka la akhrinaayo
J: Waxa uu ku jawaabay SheekhYaxye ibnu Cali Al Xajuuri- Xafidahulaah - : Arintaasi Ma haboona, mana aha markaanu sidaas leenahay inaanu ku camal falayno wixii ku yimid Arintan ee odhanaayey waxay ka mid tahay- Isluxidu- Calaamadaha Yuhuuda, muu sugnaanin Daliil sheekaya inay ka mid yahay-Isluxidu- Calaamadaha Yuhuuda ama Calaamadaha Mushrikiinta (Gaalada), laakiin waxaanu sidaas u leenahay waa: inaan Arintan laga soo rarin Qurraadii-Dadka Quraanka akhriya- hore iyo kuwii danbe ee Salafka iyo Saxaabada -Ilaahay Raali haka noqdee- ka mid ahaa, hadii ay sidaas sameeyeena waa lay noo soo rari lahaa, laakiin Deganaasha- Laasima oo joogteeya-1
Fawaa'idka uu ka maqalay Abu Anas Hishaam Al Miswari sheekh Yaxye Al Xajuuri
halkan ka eeg Fawaa'id intan ka siyaadsan
Tur:Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-ILaahay Dalabu Cilmiga ha u sahlo-1