• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Xukunka in uu yidhaahdoqofka Qur'aanka akhrinaya marka uu Qur'aanka dhameeyo: (Sadaqa llaahul Cadiim)1

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Xukunka in uu yidhaahdoqofka Qur'aanka akhrinaya marka uu Qur'aanka dhameeyo: (Sadaqa llaahul Cadiim)1

    حكم قول القارئ عند انتهائه من القراءة صدق الله العظيم

    قول القارئ عند انتهائه من القرآن: صدق الله العظيم. بشكل دائم جهراً، هل هذا من السنة، وهل له أصل في دين الله، أم هو بدعة على هذا الوصف والتقييد؟ أفتونا مأجورين

    هذا العمل لا نعلم له أصلاً، وإن اعتاده الناس لكن لا نعلم في الشريعة ما يدل عليه، ولا نعلمه عن الرسول - صلى الله عليه وسلم -ولا عن أصحابه رضي الله عنهم فتركه أولى، وبعض أهل العلم يستدل بقوله تعالى: {قُلْ صَدَقَ اللَّهُ فَاتَّبِعُوا مِلَّةَ إِبْرَاهِيمَ} (آل عمران:95)، ولكن لا دليل في الآية، الآية أمر بها من أمر للمناسبة التي تقتضي ذلك، أما كونه بعد القراءة يقول صدق الله العظيم دائماً وعادة هذا لا أصل له، لكن إذا فعله لأسباب مثل جاء ــ في عظمة القرآن أو في عظمة الآية، فقال صدق الله العظيم ما أعظم هذا القرآن ما أعظم بيانه ما أعظم توكيده عند المناسبات لا بأس، أما أن يعتاد كل ما قرأ آيات وانتهى أو سورة قال صدق الله العظيم فهذا لا نعلم له أصلاً والمشروع ترك ذلك.

    Xukunka in uu yidhaahdoqofka Qur'aanka akhrinaya marka uu Qur'aanka dhameeyo: (Sadaqa llaahul Cadiim)1
    S: Hadalka uu odhanayo qofka Qur'aanka akhrinaya marka uu Qur'aanka dhameeyo: (Sadaqa llaahul Cadiim) si joogtana kor u odhanaya, arintani Sunada miyuu kamid yahay?, diinta Ilaahayna Asal miyay ku leedahay, mise waa Bidco marka sifadan iyo qaydkan la socoto? noo fatwooda idinkoo Ilaahay Ajar ka doonaya.1
    J: Waxa uu ku jawaabay Sheekh Ibnu Baas - Ilaahay ha unaxariistee -:
    Camalakan waxa Asala oo uu diinta u leeyahay magaranayno, Dadku haba caadaystaane, lakiin ma garanayno Shareecada wax tusinaya arintan, Rasuulka - sallallaahu Calayhi wasalam - ka ma ogin, Asaxaabatana - Radiyallahu Canhum - ka ma ogin iyana, hadaba in laga tago ayaa mudan, qaar ka mida Ahlu Cilmiguna waxa ay daliishdaan hadalka Ilaahay: 1
    {قُلْ صَدَقَ اللَّهُ فَاتَّبِعُوا مِلَّةَ إِبْرَاهِيمَ} (آل عمران:95)
    laakiin daliil Aayada uguma jiro, Aayada waxa uu amray Ilaahay cidii uu amray Munaasabo
    arintaas
    - Sadaqalaahul cadiim -, laakiin in uu yidhaahdo qiraa'ada ka dib "sadaqa llaahul cadiim" si joogto ah oo caado ah tani wax Asala malaha, lakiin hadii uu u sameeyo asabaab Tusaale ahaan: waxa uu soo maray Qur'aanka waynidiisa ama Aayad waynideeda, markaas ayuu yidhi: (Sadaqallahul Cadiim) maxa ka wayn Qur'aankan!! maxa ka wayn cadayntiisa!! maxa ka wayn adkayntiisa !!" Waxba ku majirto - in la yidhaahdo sadaqa llahul cadiim - Munaasabadahaas oo kale, laakiin hadii uu caadaysto markasta oo uu dhameeyo Aayado ama Suurad in uu yidhaahdo (Sadaqa llaahul Cadiim) arintan u ma ogin wax Asal ah Sida Sharciga ahina waa in laga tago arintaas.1

    Tur: Abuu sulaym Cabdilaahi Al xajari -waffaqahullaah -1

    التعديل الأخير تم بواسطة أبو سُليم عبد الله بن علي الحجري; الساعة 10-04-2013, 11:11 AM.
يعمل...
X