• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Maxay ahayeen Sagaalkii Mucjiso ee la siiyey Nabi Muuse?waxa ka jawaabaya Sheekh Fawzan-xafidahulaah

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Maxay ahayeen Sagaalkii Mucjiso ee la siiyey Nabi Muuse?waxa ka jawaabaya Sheekh Fawzan-xafidahulaah

    بسم الله الرحمن الرحيم
    س 106: يقول الله في سورة الإسراء: ( ولقد ءاتينا موسى تسع ءايات بينات فسئل بنى إسرءيل إذ جاءهم فقال له فرعون إني لأظنك يموسى مسحورا ) [ الإسراء:101 ] يقول السائل : المعروف أن الأيتين اللتين نعرفهما هما العصا واليد،فما هن السبع الأخر؟
    الجواب : السبع الأخر هي المذكورة في سورة الأعراف،وهي الطوفان،والجراد،والقمل،والضفادع،والدم،مع اليد والعصا والأخذ بالسنين ونقص الثمرات فهذه تسع آيات.
    ـ [ المنتقى من فتاوى فضيلة الشيخ صالح بن فوزان بن عبد الله الفوزان ص128 ]

    Su'aal 106: Ilaahay wuxuu ku leeyahay Suratul Al Israa:1
    ( ولقد ءاتينا موسى تسع ءايات بينات فسئل بنى إسرءيل إذ جاءهم فقال له فرعون إني لأظنك يموسى مسحورا ) [ الإسراء:101 ]
    Qofka Su'aasha lihi wuxuu leeyahay:Waxa macruuf ah in labada Mucjiso ee aynu yaqaanaa ay yihiin Usha iyo Gacanta,maxay yihiin hadba todobada-Mucjiso- ee hadhay?1
    Jawaab:Todobada -Mucjiso- ee hadhayna waa kuwa ku xusan Suratul Al Acraaf,waxayna yihiin:1
    Duufaankii,Ayaxii,Injirtii, Rahyadii,Dhiigii,
    marka lagu daro
    Gacantii, Ushii,Aabarihii iyo Midho yaraantii
    ,waa kuwaa Sagaalkii Mucjisooyin.1
    Waxaad ka eegi kartaa
    [ المنتقى من فتاوى فضيلة الشيخ صالح بن فوزان بن عبد الله الفوزان ص128 ]


    Turjume: Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-xafidahulaah-1




  • #2
    Ku shukrin

    Jazaaka Allahu khayra Abu xudayfa naqligaan wacan aad noosoo gudbisay Allah hakaa abalmariyo. Dacwada nawaan maqlay sida wanaagsan aad uwadaan adiga iyo walaalaha kale Allah waxa aanwaydii sanaynaa in uu nagadhigo kuwii kushuriya marka uu waxsiiyo, oona sabraanmarkii la imtixaano, Allahna danbidhaaf waydiistaan markay dambaabaan
    التعديل الأخير تم بواسطة أبو سُليم عبد الله بن علي الحجري; الساعة 22-07-2013, 11:14 AM.

    تعليق

    يعمل...
    X