• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

ma waajibaa in Qiblada loo jeesto marka Quraanka la akhriyayo?waxa ka jawaabaya sheekh Fawzan

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • ma waajibaa in Qiblada loo jeesto marka Quraanka la akhriyayo?waxa ka jawaabaya sheekh Fawzan

    هل يجب استقبال القبلة عند التلاوة ؟
    ينبغي استقبال القبلة، لأن تلاوة القرآن عبادة، والعبادة يستحب فيها استقبال القبلة فإذا تيسر هذا فهو من المكملات، وإذا لم يستقبل القبلة فلا حرج في ذلك .

    المنتقى من فتاوى الفوزان"المجلد الثاني"

    ma waajibaa in Qiblada loo jeesto marka Quraanka la akhriyayo?1
    waxa haboon in Qiblada loo jeesto,waayo akhrinta Quraanku waa Cibaado ,Cibaadadana waxa sune ah in loo jeesto Qiblada,taasi haday suurto gashana -Qiblo u jeesigu-waxay ka mid tahay uun waxyaabaha dhamaystirka ah,hadii aanu u jeesan Qibladana wax dhib ahi kuma jirto.1

    المنتقى من فتاوى الفوزان"Juska labaad"


    التعديل الأخير تم بواسطة أبوحذيفة أحمد بن محمود السعدي; الساعة 18-12-2012, 11:44 PM.

  • #2
    ma waajibaa marka aanu akhrinayno Quraanka inaanu u jeedsano Qiblada?Sh.Ibnu Baaz

    استقبال القبلة عند قراءة القرآن
    هل يجب عند قراءة القران الكريم أن نستقبل القبلة ؟

    ليس بواجب، يقرأ حيث كان وجهه، القبلة أفضل، إن استقبلها أفضل ولا حرج عليه أن يقرأ ووجهه إلى غير القبلة، لا حرج في ذلك.
    ومن هنا صوتياً

    فتاوى نور على الدرب


    Ujeedsashada Qiblada marka Quraanka la akhrinaayo

    S: ma waajibaa marka aanu akhrinayno Quraanka inaanu u jeedsano Qiblada?1

    J:Waxa uu ku jawaabay Sheekh Ibnu Baas - Ilaahay ha u naxariistee - : Ma aha waajib, waxa uu u akhrinayaa halka uu Wajigiisu uu ujeedo,Qibladaa fadli badan, haduu uu Qiblada qaabilo oo uu u jeesto saasaa fadli badan,waxa danbi ahina dushiisa ma aha hadii uu Quraanka akhriyo isagoo Wajigiisu u jeedo dhinac aan Qiblada ahayn, wax dhib ahi kuma jirto arintaas.1

    Halkan ka qaado iyadoo Cod ah

    Fataawooyinka (Nuur calaa ADarbi)1

    Tur:Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-ILaahay Dalabu Cilmiga ha u sahlo-
    1


    تعليق

    يعمل...
    X