
Anaga oo ku camal falaya Aayada uu Ilaahay leeyahay:-1
{ وَتَعَاوَنُوا عَلَى الْبِرِّ وَالتَّقْوَى وَلَا تَعَاوَنُوا عَلَى الْإِثْمِ وَالْعُدْوَانِ وَاتَّقُوا اللَّهَ إِنَّ اللَّهَ شَدِيدُ الْعِقَابِ }[سورة المائدة:02]
waxaan Walaalahayga Muslimiinta ah gaara ahaan Soomalida u soo bandhigayaa Kalmadan kooban ee uu leeyahay walaalkeen -Abu Xamsa Khadar ibnu Cabdilaahi-Xafidahulaah-,oo ku sahabsan Weynaynta Shacaa'irta Ilaahay
Halkan ka qaado