Aniga oo ku camal falaya Aayada uu Ilaahay leeyahay:-1
{ وَتَعَاوَنُوا عَلَى الْبِرِّ وَالتَّقْوَى وَلَا تَعَاوَنُوا عَلَى الْإِثْمِ وَالْعُدْوَانِ وَاتَّقُوا اللَّهَ إِنَّ اللَّهَ شَدِيدُ الْعِقَابِ } [سورة المائدة:02]
Waxaan Walaalahayga Muslimiinta ah gaara ahaan Soomalida u soo bandhigayaa Duruus tan oo ah sharax uu sharaxayo walaalkeen Abuu Cabdilaah Maxamed Ibnu Ismaaciil kitaabka

الـدروس المهـمة لـعامـة الأمـة
للإمـام عبد العزيز بن عبد الله بن بـاز -رحمه الله !
مع تعليقه المسمى
الحواشي الملمة على الدُّروس المهمة لعامة الأمة
للأخ الفاضل أبي بكر منير الحضرمي - حفظه الله !
oo ah "Duruusu al Muhima" oo uu leeyahay Imaamu Cabdi casiis Ibnu Baas -Raximahulaah-1
iyoTacliiqisa la yidhaahdo "Al Xawaashi Mulima"ee uu leeyahay Abu Bakar Muniir Al Xadrami-Xafidahulaah
Ka fa'idaysi wacan
**********************
halkan kaqaado kitaabka
تعليق