• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

, Ma ku waajibaa Haweenayda Maydhashada Maalinta Jimce ?Imaamu Muqbil

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • , Ma ku waajibaa Haweenayda Maydhashada Maalinta Jimce ?Imaamu Muqbil

    هل الغسل يوم الجمعة بالنسبة للمرأة واجب، سواء صلت في المسجد أو في البيت؟
    الإجابة : الذي يظهر أنه واجب; لأنه جاء في الصحيح (غسل الجمعة واجب على كل محتلم )، وجاء (حق لله على كل مسلم أن يغتسل في كل سبعة أيّام) وهذا بالمعنى.
    انتهى من شريط: ( أسئلة امرأة جزائرية).

    Waxa la weydiyey Imaamu Muqbil Al Wadaaci-Raximahulaah- Ma ku waajibaa Haweenayda Maydhashada Maalinta Jimce, Masaajidka ama Guriga kay noqotaba ha ku tukatee ?1
    Waxa uu ku jawaabay Sheekhu- Ilaahay ha u naxariistee - :1 Sida Muuqata- ama xooga badan- Waa iney Waajib ku tahay-Maydhashadu- waayo waxa ku yimid Xadiis Saxiix ah inuu Nabigu yidhi:1
    (غسل الجمعة واجب على كل محتلم )
    Maydhashada ama Qubaysiga Maalinta Jimce waxa uu waajib ku yahay Qofkastoo
    Qaangaadh ah)1, sidoo kale waxa ka yimid Nabiga-Sallalaahu calayhi wasalam- inuu yidhi:1

    (حق لله على كل مسلم أن يغتسل في كل سبعة أيّام)
    Xaqqa uu Ilaahay ku leeyahay Qofkastoo Muslim ah waa inuu Maydho ama Qubaysto 7
    Cishaba
    mar )1

    انتهى من شريط [ أسئلة امرأة جزائرية] كما في كتاب "الأجوبة الوادعية على الأسئلة النسائية" (ص 29) لأم عبد الله الدبعية.
يعمل...
X