سئل الإمام المجدد مقبل بن هادي الوادعي رحمه الله :
هل يصح دخول المرأة الحائض في المسجد ؟
الإجابة:لا أعلم مانعاً من هذا ، وحديث : (إني لا أحل المسجد لحائض ولا جنب ) هو حديث ضعيف.
انتهى من كتابه "قمع المعاند" (ص589).
الإجابة:لا أعلم مانعاً من هذا ، وحديث : (إني لا أحل المسجد لحائض ولا جنب ) هو حديث ضعيف.
انتهى من كتابه "قمع المعاند" (ص589).
Waxa la weydiyey Imaamu Muqbil Al Wadaaci-Raximahulaah Ma saxbaa soo galitaanka gabadha Xaa'idka ahi soo galayso Maasjidka?1
Waxa uu ku jawaabay Sheekhu- Ilaahay ha u naxariistee - :1
Waxa uu ku jawaabay Sheekhu- Ilaahay ha u naxariistee - :1
Ma ogi waxa diidaya arinkan, Xadiiska
((إني لا أحل المسجد لحائض ولا جنب )
Masaajidka Uma ogolaanayo Gabadh Xaa'id ah-Caadada ku
jirta- iyo Qof Janaabaysanba
waa Xadiis daciif ah
Masaajidka Uma ogolaanayo Gabadh Xaa'id ah-Caadada ku
jirta- iyo Qof Janaabaysanba
waa Xadiis daciif ah