هل يجوز للمرأة أن تطلق زوجها إذا أصيب بجنون أو أطال الغياب مدة طويلة ؟
المرأة ليس لها الطلاق ، لكن إذا تضررت ترفع قضيتها إلى ولي الأمر ، وولي الأمر واجب عليه أن يقبل منها الفسخ ، ثم تفسخه ، هذا هو الذي ينبغي إذا تضررت ، سواء بغيابه أو كان مجنوناً .
-----------
من شريط : ( أسئلة الطور ) .
من هنا صوتيا
Miyey u banaan tahay Gabadha inay furto Ninkeeda hadii uu
1?waasho ama in badan uu ka maqnaado
J:Waxa uu ku jawaabay Sheekh Muqbil Ibnu Haadi Al Waadici - Ilaahay ha u naxariistee - :Gabadhu iskama laha Furitaanka laakiin hadii ay dhibaatooto Kiiskeeda waxay u rafcin karta Madaxweynaha(Xaakinka) Xaakinkana waxa ku waajib ah inuu ka aqbalo Faskhiga(furiin dalbida) ka dibna ay iska furto, sidan ayaana haboon - inay samayso - hadii ay dhibtooto hadii uu maqan yahay iyo hadii uu waalan
yahay.1
Cajalada: Su,aalaha AlDuur
Halkan ka qaado iyadoo Cod ah
Tur:Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-Umuurihiisa ha u sahlo-1