• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Miyey u banaan tahay Gabadha inay furto Ninkeeda hadii uu waasho ama in badan uu ka maqnaado

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Miyey u banaan tahay Gabadha inay furto Ninkeeda hadii uu waasho ama in badan uu ka maqnaado

    هل يجوز للمرأة أن تطلق زوجها إذا أصيب بجنون أو أطال الغياب مدة طويلة ؟
    المرأة ليس لها الطلاق ، لكن إذا تضررت ترفع قضيتها إلى ولي الأمر ، وولي الأمر واجب عليه أن يقبل منها الفسخ ، ثم تفسخه ، هذا هو الذي ينبغي إذا تضررت ، سواء بغيابه أو كان مجنوناً .
    -----------

    من شريط : ( أسئلة الطور ) .

    من هنا صوتيا

    Miyey u banaan tahay Gabadha inay furto Ninkeeda hadii uu
    1?waasho ama in badan uu ka maqnaado


    J:Waxa uu ku jawaabay Sheekh Muqbil Ibnu Haadi Al Waadici - Ilaahay ha u naxariistee - :Gabadhu iskama laha Furitaanka laakiin hadii ay dhibaatooto Kiiskeeda waxay u rafcin karta Madaxweynaha(Xaakinka) Xaakinkana waxa ku waajib ah inuu ka aqbalo Faskhiga(furiin dalbida) ka dibna ay iska furto, sidan ayaana haboon - inay samayso - hadii ay dhibtooto hadii uu maqan yahay iyo hadii uu waalan
    yahay.1


    Cajalada: Su,aalaha AlDuur

    Halkan ka qaado iyadoo Cod ah

    Tur:Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-Umuurihiisa ha u sahlo-1

يعمل...
X