ما حكم زيارة النساء للقبور ؟
متخلفٌ في هذا ، والصحيح أنه يجوز لها أن تزور القبور بشرط : ألا تقول هجراً ، وأما المراد بقوله : " لعن الله زوارات القبور " ، هن الآتي يقلن هجراً أو يزرن القبور لا لتذكر الآخرة .
وأما من استدل بهذه الأدلة على أنه لا يجوز فالرسول - صلى الله عليه وآله وسلم - يقول كما في حديث بريدة : " كنت نهيتكم على زيارة القبور فزروها فإنها تذكر الآخرة " ، فالصحيح هو الجواز .
من هنا صوتيا
------------
من شريط : ( أسئلة من بيت الفقيه ) .
Waxaa maxay xukunka Booqashada ay booqdaan Dumarku Qubuurta?1
J:Waxa uu ku jawaabay Sheekh Muqbil Ibnu Haadi Al Waadici - Ilaahay ha u naxariistee - : Waa laysku xilaafsan yahay Arintan, sida saxda ahina waa inay u banaan tahay Gabadha iney Booqato Qubuuraha, laakiin Shardi baa ku xidhan oo waa inaanay odhanin hadal xun, amaa waxaa looga jeedo Xadiiska uu yidhi Nabigu-Sallalaahu calayhi wasalam-:1
" لعن الله زوارات القبور "
a((Ilaahay Naxariistiisa haka fogeeyo Dumarka Booqda Qubuuraha))1
Waxaa looga jeedaa kuwa odhanaya Hadalka xun ama kuwa booqanaya Qubuuraha iyagoo aan uga jeedin iney Aakhiro Xasuustaan
Amaa cida u daliilsaday Adiladan in aanay banaanayn Arintani- wey khaldan yihiin waayo-, Rasuulku-Sallalaahu calayhi wasalam- waxa uu yidhi sida ku jirta Xadiiska Burayda:1
" كنت نهيتكم على زيارة القبور فزروها فإنها تذكر الآخرة "
a((Waxaan ahaa mid idiin diiday Booqashada Qubuurta,laakiin hada booqda, waayo waxay xasuusinayaan dadka Aakhiro)).1
Hadaba sida saxda ahi waa inay banaantahay- Booqashada Dumarka ay booqanayaan Qubuurta-1
Halkan ka qaado iyadoo Cod ah
Tur:Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-ILaahay Dalabu Cilmiga ha u sahlo-1