• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Mey u banaan tahay Dumarka ama Gabadha inay isa soo Sharaxdo?Sh.Muqbil ibnu Haadi Al Wadaaci-Raximahulaah

تقليص
هذا موضوع مثبت
X
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Mey u banaan tahay Dumarka ama Gabadha inay isa soo Sharaxdo?Sh.Muqbil ibnu Haadi Al Wadaaci-Raximahulaah

    هل يجوز للنساء أو للمرأة أن ترشح نفسها مع ذكر الدليل ؟
    لا ، روى البخاري في الصحيح عن أبي بكرة رضي الله عنه قال : قال رسول الله - صلى الله عليه و علي آله و سلم - : " لا يفلح قوم ولو أمرهم امرأة "

    من هنا صوتيا

    Mey u banaan tahay Dumarka ama Gabadha inay isa soo Sharaxdo, -adoo- Daliilkana sheekaya?1
    J:Waxa uu ku jawaabay Sheekh Muqbil Ibnu Haadi Al Waadici - Ilaahay ha u naxariistee - :
    Maya,-maxaa yeelay- waxa uu Imaamu Bukhaari ku soo saaray Saxiixiisa isagoo ka soo warinaaya Abu Bakrata-Radiyalaahu Canhu- inuu yidhi Rasuulku-Sallallaahu calayhi wasalam-:1
    " لا يفلح قوم ولو أمرهم امرأة "

    a
    ((Qawm-Dad-Ma liibaanaanTaladooda u dhiibtay Gabadh ama Haweenay))1

    Halkan ka qaado iyadoo Cod ah

    Tur:Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-ILaahay Dalabu Cilmiga ha u sahlo-
    1
    التعديل الأخير تم بواسطة أبو سُليم عبد الله بن علي الحجري; الساعة 28-02-2014, 05:18 PM.

  • #2
    Aad ayuu u mahad sanyahay walaalkeen Axamed
    Waa fatwo aad u muhiima, siiba Wakhtigan aanu joogno ee ay fitanta dumarku ay badatay

    Ilaahay hanaga ilaaliyo Fitanta
    Aamiin

    تعليق

    يعمل...
    X