• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Taabashada Gabadhu miyey jabinaysaa Waysada?Sh.Ibnu Baaz-Raximahulaah

تقليص
هذا موضوع مثبت
X
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Taabashada Gabadhu miyey jabinaysaa Waysada?Sh.Ibnu Baaz-Raximahulaah

    هل لمس المرأة ينقض الوضوء؟
    سؤال من (فضل) سوري مقيم في الكويت يقول: مذهب الشافعي رحمه الله يقول بأن لمس النساء ينقض الوضوء، فمن هن هؤلاء النساء؟ وهل لمس ذوات المحارم اللاتي لم يبلغن ينقض الوضوء؟

    Taabashada Gabadhu miyey jabinaysaa Waysada?1
    Su'aal ka timid (Fadli)oo ah Suuri degen Kuwayt wuxuu leeyahay: Mad-habka Shaafici-Ilaahay ha u naxariistee- wuxuu leeyahay Taabashada Dumarku Weysaday jabisaa, hadaba waayo Dumarkaas Weysada jabiyaa?iyana miyey Taabashada Maxaariimtaada aan Qaangaadhin jabisaa Weysada ?1

    لمس النساء في نقضه للوضوء خلاف بين العلماء: فمنهم من قال إنه ينقض مطلقاً كالشافعي رحمه الله. ومنهم من قال: أنه لا ينقض مطلقاً، كأبي حنيفة رحمه الله. ومنهم من قال: ينقض مع الشهوة، يعني إذا لمسها بتلذذ وشهوة ينقض الوضوء، وإلى ذلك ذهب الإمام أحمد رحمه الله.
    Taabashada dumarku inay weysada jabinayso sababteeda Khilaafbaa ka dhex jira Culimada: qaar ka mid ah culimadu waxay yidhaahdeen sida Shaafici-Ilaahay ha u naxariistee- Weysadey jabinaysaa kala qaad la’aan, qaarna waxay yidhaahdeen Sida Abuu xaniifa-Ilaahay ha u naxariistee- Weysada ma jabinayso kala qaad la’aan,qaarna waxay yidhaahdeen Weysada waxay jabinaysaa markay la socoto Shahwo, waxay u jeedaan hadii uu u taabto-Gabadha- si uu macaansi ku jiro iyo dareen Weysada wey jabinaysaa, Arintaana waxa ku tagay Imaamu Axmed-Ilaahay ha u naxariisto-
    والصواب في هذه المسألة وهو الذي يقوم عليه الدليل: هو أن مس المرأة لا ينقض الوضوء مطلقاً، سواء كان عن شهوة أم لا، إذا لم يخرج منه شيء؛ لأنه صلى الله عليه وسلم قبل بعض نسائه ثم صلى ولم يتوضأ، ولأن الأصل سلامة الطهارة، وبراءة الذمة من وضوء آخر، فلا يجب الوضوء إلا بدليل سليم لا معارض له؛ ولأن النساء موجودات في كل بيت غالباً، والبلوى تعم بمسهن من أزواجهن وغير أزواجهن من المحارم، فلو كان المس ينقض الوضوء لبينه النبي صلى الله عليه وسلم بياناً واضحاً، وأما قوله تعالى: أَوْ لامَسْتُمُ النِّسَاءَ[1]، وفي قراءة أخرى: أَوْ لامَسْتُمُ النِّسَاءَ، فالمراد به الجماع، فكنى الله بذلك عن الجماع، كما كنى الله عنه سبحانه بالمس في آية أخرى، هكذا قال ابن عباس رضي الله عنهما وجماعة من أهل العلم، وهو الصواب..


    [1] سورة المائدة الآية 6.

    مجموع فتاوى ومقالات متنوعة الجزء العاشر.


    Masaladan Sida saxda ah ee uu Daliil Xoojinayo waa: in Taabashada Gabadhu aanay Weysada jabinayn kala qaad la’aan, Taabashadaasi ha noqoto mid Shahwo-dareen- raacsan tahay iyo mid kalaba, hadii aanu ka soo bixin Shay, maxaa yeelay Nabigu- sallallaahu calayhi wasalam- wuxuu dhunkaday qaar ka mid ah Dumarkiisii , kadibna wuu tukaday, muuna weysaysan, sida asalka ahina waa inay fayowdahay Dahaaradu, Naftuna barri ka tahay Weyso kale, markaa waajib noqomayso Weysadu ilaa la helo Daliil Fayow qaba oo aanu jirin waxa ka soo horjeedaa, maxaa yeelay Dumurku sida badan waxay joogaan Guri kasta, Balwaduna waxay keensanaysaa in la taabto oo ay taabtaan Raggoodu ama ay taabtaan cid aan ahayn Raggooda oo ka mid ah Maxaariimtooda, hadii ay taabashadu jabinayso Weysada waxa cadayn lahaa Nabiga –Sallaallaahu calayhi wasalam- cadayn cad, amaa Qawlka Ilaahay yidhi:1
    أَوْ لامَسْتُمُ النِّسَاءَ
    Qiraa’a kalana ay tahay:1
    َوْلامَسْتُمُ النِّسَاء

    Waxaa loo jeedaa Galmada, markaa Ilaahay wuxuu ka kinaayoonayaa-sarbeeb- tabashadaa Galmada, sida uu uka Kinaayooday Jimaaca Tabashada Aayad kale, sidaasuu yidhi Ibnu Cabaas-Ilaahay raali haka noqdo isaga iyo Aabihiiba- iyo koox ka mid ah Ahlu Cilmiga, sidaasaana Sax ah.
    1


    Majmuucu Fatwaa iyo Maqaalada kala duwan Juzka 10aad

    Tur:Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-ILaahay Dalabu Cilmiga ha u sahlo-
    1


يعمل...
X