• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Xukunka Niqaamka* Sh. Ibnu Baas- Raximahulaah

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Xukunka Niqaamka* Sh. Ibnu Baas- Raximahulaah

    حكم النقاب

    هل النقاب للمرأة فرض أم سنة؟، وهل النقاب خاصٌ بأمهات المؤمنين فقط أم للنساء جميعاً؟، وهل يجوز إظهار الوجه والكفين للمرأة؟

    النقاب عام لأمهات المؤمنين وغيرهن، كان الأمر الأول عدم وجوب الحجاب ثم نسخ ذلك، وأنزل الله قوله -تعالى-: وَإِذَا سَأَلْتُمُوهُنَّ مَتَاعًا فَاسْأَلُوهُنَّ مِن وَرَاء حِجَابٍ ذَلِكُمْ أَطْهَرُ لِقُلُوبِكُمْ وَقُلُوبِهِنَّ [(53) سورة الأحزاب]. وأنزل سبحانه: وَلَا يُبْدِينَ زِينَتَهُنَّ إِلَّا لِبُعُولَتِهِنَّ [(31) سورة النــور]. الآية.. فوجب الحجاب على الجميع، سواء بالنقاب أو بغيره، سواء نقاب يوضع على الوجه ويكون فيه نقب للعين أو نقبان للعينين فقط بقدر العينين، أو بإرخاء الخمار على الوجه كله.



    Xukunka Niqaamka
    S: Niqaamku Gabadha ma ku Waajibaa mise waa Sunne? Oo Niqaamku ma ku khaasbaa Hoyooyinka Mu’miniinta ( Xaasaskii Nabiga) mise waa Dumarka oo dhan? Oo miyey u banaantahay Gabadha in la baneeyo Wajiga iyo labada Gacmood?1




    J:Waxa uu ku jawaabay Sheekh Ibnu Baas - Ilaahay ha u naxariistee - : Niqaamku waxa uu Caam ku yahay Hooyooyinka Mu’miniinta ( Xaasaskii Nabiga) iyo qayrkoodba, waxa uu ahaa arinkii hore in aanuu waajib ahayn markaaska waa la badalay, waxa uu soo dajiyay Ilaahay Qawlkiisii:1
    {وَإِذَا سَأَلْتُمُوهُنَّ مَتَاعًا فَاسْأَلُوهُنَّ مِنْ وَرَاءِ حِجَابٍ ذَلِكُمْ أَطْهَرُ لِقُلُوبِكُمْ وَقُلُوبِهِنَّ} [الأحزاب : 53]

    Waxa kale uu soo dajiyay – Subxaanahu -:1
    {وَلَا يُبْدِينَ زِينَتَهُنَّ إِلَّا لِبُعُولَتِهِنَّ} [النور : 31]

    Markaa waajib ayuu ku noqday Xijaabku dhamaan, waxa isku mid ah Niqaabka ama qayrkii, waxa isku mid ah Niqaab kaa soo leh dalool Ila kaliya ama laba dalool oo labada Indhood leeyihiin oo kaliya in leeg labada Indhoo, ama in ku sii dayso Khimaarka Wajga oo dhan

    Halkan ka qaado oo ka dhagayso Fatwada

    Tur: Abu Sulaym Cabdilaahi Al Xajari -ILaahay Dalabu Cilmiga ha u sahlo-1
    التعديل الأخير تم بواسطة أبو سُليم عبد الله بن علي الحجري; الساعة 15-05-2013, 10:49 AM.

  • #2
    حكم النقاب
    أسأل سماحتكم -جزاكم الله خيراً- عن حكم النقاب، إذ أني لاحظت أن بعض الناس يفتي بتحريمه، فما هو القول الصحيح في هذه المسألة؟


    القول الصحيح: أنه لا بأس بالنقاب بقدر العينين فقط؛ لأن الرسول -صلى الله عليه وسلم- لما نهى عنه المحرمة دل على حله لغير المحرمة، وإذا سترت وجهها بغير النقاب ستراً كاملاً كان أفضل وأكمل، وأبعد عن الشبهة، وإلا فالنقاب المضبوط بقدر العين فقط لا بأس به، بنص الرسول -عليه الصلاة والسلام-.


    Xukunka Niqaamka
    S: Waxa aan ku waydiinayaa – Jazaakumulaahu khayran – Xukunka Niqaamka, taas oo aan dareemay in ay dadka qaar in ay fatwoonayaan in uu xaaraan yahay, Waa maxay Qawlaka saxeexa ahi mas’aladan?1
    J: Waxa uu ku jawaabay Sheekh Ibnu Baas - Ilaahay ha u naxariistee - : Qawlaka saxeexa ahi waa: waxa dhib ahi ku majirto in uu daloolo in gaadhays labada Indhoo oo ka liya, waayo Rasuulku – Sallallaahu Calayhi wasalam – waxa uu u dhiiday qofta Muxrimada ah wax ay tusisaa in uu Xalaal yahay qofta aan Muxrimad ahayn, hadii aya asturto Wajigeeda dalool la’aan asturaan dhamaystiran sidaas ayaa Fadli badan oo dhamaystiran, kana fog Shubhada (tuhunka), hadii kale dalooladu waxa ay ku koobantahay in leeg Ila kaliya waxa dhib ahi ku majirto, sida uu Rasuulku – Sallallahu calayhi wasalam – sheegay.1

    Halkan ka qaado oo ka dhagayso Fatwada

    تعليق

    يعمل...
    X