حكم تطويل الأطافر
س: ما حكم تطويل الأطافر؟
الجواب: تطويل الأطافر مكروه إن لم يكن محرماً لإن النبي صلى الله عليه وسلم وقّت لتقليم الأطافر أربعين يوماً.

فتاوى ورسائل الشيخ ابن عثيمين 4\ 131 جمع السليمان
Xukunka in Cidiyaha lala baxo
S: Waa maxay xukunka in lala baxo Cidiyaha ?1
J: Waxa uu ku jawaabay sheekh Ibnu Cusaymiin - Ilaahay ha unaxariistee - : Cidiyaha oo lala baxaa waa Shay Makruuh ah hadii aanay ba noqon Xaraan, maxaa yeelay Nabigu -sallallahu calayhi wasalam- waxa uu u waqtiyey in Cidiyaha laskaga guro 40 cisho.1
Fataawooyinka iyo Rasaa'iisha Sheekh Ibnu Cusaymiin- Raximahulaah- 4\131 Uruurta Saleebaan
Tur:Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-ILaahay Dalabu Cilmiga ha u sahlo-1