• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Ma xaraan baa in Timaha madaxa la mariyo madoobayso?Sh. Ibnu Cusaymiin-Raximahulaah

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Ma xaraan baa in Timaha madaxa la mariyo madoobayso?Sh. Ibnu Cusaymiin-Raximahulaah

    السؤال: هل صبغ شعر الرأس باللون الأسود محرم أرجو إفادة بذلك

    جواب الشيخ: نعم صبغ الرأس بالأسود محرم لأن النبي صلى الله عليه وسلم قال في الشيب غيروه وجنبوه السواد وقد ورد حديث إسناده حسن يتضمن الوعيد الشديد على من صبغ شعره بالأسود ولكن هناك بديل عنه وهو الأشقر الذي يكون بين السواد والحمرة فيصبغ شعر رأسه ولحيته بذلك ويستغني به عما حرمه الله عليه وربما يكون الشعر أطيب لوناً إذا كان بين الحمرة والسواد.

    فتاوى نور على الدرب (نصية) : النساء


    Su'aal : Ma xaraan baa in Timaha madaxa la mariyo madoobayso ii faa'idaya arintaas?1

    J: Waxa uu ku jawaabay sheekh Ibnu Cusaymiin - Ilaahay ha unaxariistee - :Haa madaxa oo la mariyo madoobayso waa xaraan, maxaa yeelay Nabigu -sallallahu calayhi wasalam- waxa uu ka yidhi Ciradii badala kana ilaaliya madow, dhab ahaana waxa soo arooray Xadiis sannadkiisu Xassan yahay oo koobsanya Goodi adag oo loo goodiyayo cida mariya Timihiisa madoobayso, laakiin waxa jira shay ka badal ah-madoobaysada- waana midabka Ashqarka ee iskugu jira Madowka iyo Casaanka, wuxuu marinaya Timaha madaxiisa iyo Gadhkiisa - midabkaas-, waxaanu midabkaas kaga maarmayaa wixii uu Ilaahay ka xaraantimeeyey, waxa laga yaabaabana in Timaha midabkoodu wanaagsanadaan markay iskugu jiraan Madow iyo casaan.1
    Fataawooyinka (Nuur calaa Darbi) ee Qoraalka ah Q\Dumarka

    Tur:Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-ILaahay Dalabu Cilmiga ha u sahlo-1


يعمل...
X