• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Waa maxay xukunka in Gabadhu Gaadhi la raacdo Nin ka Ajnabi ah?Sh. Ibnu Cusaymiin-Raximahulaah

تقليص
هذا موضوع مثبت
X
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Waa maxay xukunka in Gabadhu Gaadhi la raacdo Nin ka Ajnabi ah?Sh. Ibnu Cusaymiin-Raximahulaah

    السؤال: ما حكم ركوب المرأة مع السائق الأجنبي؟
    الشيخ: المراد بالأجنبي هو من ليس محرماً للمرأة ولو كان من أهل البلد وقد ثبت عن النبي عليه الصلاة والسلام أنه قال لا يخلون رجلٌ بامرأة وقد ثبت عنه عليه الصلاة والسلام أنه قال إياكم والدخول على النساء قالوا يا رسول الله أرأيت الحمو يعني أقارب الزوج قال الحمو الموت وهذا غاية ما يكون من التنفير عن خلوة الحمو الذي هو قريب الزوج بالمرأة.
    مكتبة الفتاوى : فتاوى نور على الدرب (نصية) : النساء

    Su'aal:Waa maxay xukunka
    in Gabadhu Gaadhi la raacdo Nin ka Ajnabi ah?1
    J: Waxa uu ku jawaabay sheekh Ibnu Cusaymiin - Ilaahay ha unaxariistee - :Ajnabiga waxa looga jeeda cida aan Muxramka u ahayn Gabadha, hakaba mid noqdo dadka Deegaankee, waxaana ka sugnaaday Nabiga -Sallallahu calayhi wasalam- inuu yidhi:( Nin yaanu gooni la noqon Gabadh- ka Ajnabi ah-), sidoo kale waxa ka sugnaaday isaga - Nabiga Sallallahu calayhi wasalam- inuu yidhi:( waxaan idiin kala digaya idinka iyo u galida Dumarka- idinka Ajnabiga ah- markaasay yidhaahdeen-Asxaabtii- Rasuulkii Ilaahayow ka waran (Al xamwu), waxuu u jeedaa Qaraabada Ninka, wuxuu yidhi: (Al xamwu)- Qaraabada Ninku- waa Geeri, tani waa halka ugu danbaysay ee noqon karta diidin layska diidinayo la gaar noqoshada uu gaar la noqonayo Alxamwu oo ah Qaraabada Ninka Gabadha.1
    Fataawooyinka (Nuur calaa Darbi) ee Qoraalka ah

    Tur:Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-ILaahay Dalabu Cilmiga ha u sahlo-1


يعمل...
X