حجة الحائض
س: ما حكم حجة الحائض؟
ج: الحيض لا يمنع من الحج، وعلى من تحج وهي حائض أن تأتي بأعمال الحج غير أنها لا تطوف بالبيت إلا إذا انقطع حيضها واغتسلت، فإذا جاءت بأركان الحج فحجها صحيح.
وبالله التوفيق
وصلى الله على نبينا محمد، وآله وصحبه وسلم

[فتاوى اللجنة الدائمة] س (6) من الفتوى رقم : (687)
Xajka Gabadha Xaydka - Caadada - leh
S: Waa maxay Xukunka Xajka Gabadha Xaydka - Caadada - leh?1
J: Waxa uu ku jawaabay Sheekh Ibnu Baas - Ilaahay ha unaxariistee -: Xaydku Xajka ma diidayo, waxa dusheeda ah Gabadha Xajaysa iyadoo Xayd leh in la timaado Acmaasha Xajka laakiin kuma dawaafayso Kacbada ilaa hadii uu ka go'ayo Xaydku ayna maydhato - markaa way dawaafi kartaa kacbada- markaa hadii ay la timaado Arkaanta Xajka , Xajkeedu waa Saxeex
Wabilaahi tawfiiq
وصلى الله على نبينا محمد، وآله وصحبه وسلم
Fatawa Lajna Adaa'ima S; 6 ee ka mid ah Fatwada N: 687
Tur: Abuu sulaym Cabdilaahi Al xajari -waffaqahullaah -1