• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Waa maxay Xukunka Islaamku ka qabo in la xidho Kabo Cidhbo dhaadheer?Sh. Ibnu Baas- Raximahulaah

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Waa maxay Xukunka Islaamku ka qabo in la xidho Kabo Cidhbo dhaadheer?Sh. Ibnu Baas- Raximahulaah

    حكم لبس الكعب العالي
    السؤال:ما حكم الإسلام في لبس الحذاء ذي الكعب العالي؟
    الجواب:أقل أحواله الكراهة؛ لأن فيه أولا تلبيسا حيث تبدو المرأة طويلة وهي ليست كذلك، وثانيا فيه خطر على المرأة من السقوط، وثالثا ضار صحيا كما قرر ذلك الأطباء.
    نشرت بـ((المجلة العربية)) ضمن الإجابات في باب ((فاسألوا أهل الذكر)) - مجموع فتاوى و مقالات متنوعة الجزء السادس

    Xukunka in la xidho Kabo Cidhbo dhaadheer
    S: Waa maxay Xukunka Islaamku ka qabo in la xidho Kabo Cidhbo dhaadheer?1
    J: Waxa uu ku jawaabay Sheekh Ibnu Baas - Ilaahay ha u naxariistee - : Xukunkeeda u yari waa Makruuh, maxaa yeelay waxa ku jira marka hore: Qarin, waayo Gabadhii waxay u muuqanaysaa mid dheer, sidaasna ma aha, ta labaad Khatarbaa ugu sugan
    Gabadha oo ah in ay la dhacaan-Kabuhu- ta saddexaadna Dhib Caafimaad ayey leeyihiin sida ay sugeen Dhakhaatirtu.1
    Majallada Al Carabiya-( Juzka 6aad) ee ka midka ah Su'aalaha (Weydiiya Ahlu Dikriga)1

    Tur: Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-ILaahay Dalabu Cilmiga ha u sahlo-1

يعمل...
X