حكم لبس الكعب العالي
Xukunka in la xidho Kabo Cidhbo dhaadheer
S: Waa maxay Xukunka Islaamku ka qabo in la xidho Kabo Cidhbo dhaadheer?1
J: Waxa uu ku jawaabay Sheekh Ibnu Baas - Ilaahay ha u naxariistee - : Xukunkeeda u yari waa Makruuh, maxaa yeelay waxa ku jira marka hore: Qarin, waayo Gabadhii waxay u muuqanaysaa mid dheer, sidaasna ma aha, ta labaad Khatarbaa ugu sugan Gabadha oo ah in ay la dhacaan-Kabuhu- ta saddexaadna Dhib Caafimaad ayey leeyihiin sida ay sugeen Dhakhaatirtu.1
Majallada Al Carabiya-( Juzka 6aad) ee ka midka ah Su'aalaha (Weydiiya Ahlu Dikriga)1
Tur: Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-ILaahay Dalabu Cilmiga ha u sahlo-1
السؤال:ما حكم الإسلام في لبس الحذاء ذي الكعب العالي؟
الجواب:أقل أحواله الكراهة؛ لأن فيه أولا تلبيسا حيث تبدو المرأة طويلة وهي ليست كذلك، وثانيا فيه خطر على المرأة من السقوط، وثالثا ضار صحيا كما قرر ذلك الأطباء.نشرت بـ((المجلة العربية)) ضمن الإجابات في باب ((فاسألوا أهل الذكر)) - مجموع فتاوى و مقالات متنوعة الجزء السادس