الإكتحال للصائمة
سـ15ـ : هل يجوز للمرأة أن تكتحل وهي صائمة؟
جـ15ـ : الصائم يجوز له أن يكتحل، وأن يقطر في عينه وفي أذنه، ولا يفطر بذلك، حتى لو وجد طعم هذه الأشياء في حلقه فإنه لا يفطر على القول الصحيح، لأنه هذا ليس بأكل ولا بشرب ولا بمعنى الأكل والشرب، ولأن الأصل بقاء الصوم حتى يوجد ما ينقضه.والله الموفق

فتاوى منار الإسلام للشيخ إبن عثيمين رحمه الله
Indhokuulsiga Gabadha sooman
S: miyey u banaan tahay Gabadha inay indhokuulato iyadoo sooman?1
J: Waxa uu ku jawaabay Sheekh Ibnu Cusaymiin - Ilaahay ha u naxariistee - : Qofka sooman waxa u banaan in uu indhokuulsho iyo in uu Dawo iskaga shubo Ishiisa iyo Dhagtiisaba, kumana afurayo arintaas, walow Dhadhankooda haka dareemo Hungurigiisa, Soonku kama jabayo sida saxda ah, waayo Shaygani ma aha wax la cuno iyo wax la cababa, mana ahana waxa gali kara booska cunitada iyo cabitaanka, Asalkuna waa in Soonku aanu jabayn ilaa la helo wax jabinaya.Ilaahay ayaa wax waafajiya
Fataawooyinka Nuurul Al Islaam Sheekh ibnu Cusaymiin
Tur: Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-ILaahay Dalabu Cilmiga ha u sahlo-1