• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

keebaa fiican Salaada Jimce ee Gabadhu ay la tukato Imaamka iyo ta ay Gurigeeda ku tukato?waxa ka jawabaya Ibnu cusay

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • keebaa fiican Salaada Jimce ee Gabadhu ay la tukato Imaamka iyo ta ay Gurigeeda ku tukato?waxa ka jawabaya Ibnu cusay

    لسؤال: طيب أيهما أفضل صلاة المرأة الجمعة مع الإمام أو في منزلها؟
    الجواب
    الشيخ: الأفضل أن تصلي في منزلها صلاة الظهر، ولا تصلي مع الإمام لأن بيت المرأة خير لها من حضور الجماعة، إلا في صلاة واحدة وهي صلاة العيد، فإن النبي صلى الله عليه وسلم أمر النساء أن يخرجن إليها حتى الحيض وذوات الخدور إلا أن الحيض يعتزلن المصلى، ويجب عليها إذا خرجت أن تخرج غير متبرجة ولا متطيبة؟

    S: keebaa fiican Salaada Jimce ee Gabadhu ay la tukato Imaamka iyo ta ay Gurigeeda ku tukato?1
    J: Waxa uu ku jawaabay sheekh Ibnu Cusaymiin - Ilaahay ha unaxariistee - : Waxa fiican inay Gurigeeda Salaada Duhur ku tukato,lamana tukanayso Imaamka, maxaa yeelay Gurigaa Gabadha uga khayr badan imaanshaha Jamca, marka laga soo reebo Salaad kalya oo ah Salaada Ciida, maxaa yeelay Nabigu -sallalaahu calayhi wasalam- wuxuu amray Dumarka inay usoo baxaan xageeda-Salaada Ciida- ilaa Dumar Dhiiga Xaydka -Caadada- leh iyo Dumarka.....laakiin Dumarka Dhiiga Xaydka lihi wey ka foganayaan Musalaha Ciida, waxa ku waajib ah Gabadha hadii ay soo baxdo inay soo baxdo iyadoo aan isqurxin, isna cadarin.1

    Halkan ka qaado Fatwada

    Tur:Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-xafidahulaah

    التعديل الأخير تم بواسطة أبوحذيفة أحمد بن محمود السعدي; الساعة 04-01-2013, 11:16 PM.
يعمل...
X