• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Gabadha may u banaan tahay inay Eedaanto?waxa ka jawaabaya Sheekh muqbil-raximahulaah

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Gabadha may u banaan tahay inay Eedaanto?waxa ka jawaabaya Sheekh muqbil-raximahulaah

    السؤال:
    هل يشرع الأذان للمرأة؟
    الجواب:
    لا يشرع ولها أن تقيم لأن صوت المرأة فتنة والله عز وجل يقول (فَلا تَخْضَعْنَ بِالْقَوْلِ فَيَطْمَعَ الَّذِي فِي قَلْبِهِ مَرَضٌ وَقُلْنَ قَوْلا مَعْرُوفًا)-32-الأحزاب-, وقد قال بمشروعيته الشوكاني و محمد صديق خان وقالا الأصل هو عموم التشريع ولكن الصحيح أنه لا يشرع للمرأة .

    Su'aal: Gabadha may u banaan tahay inay Eedaanto?1
    Jawaab:uma ma banaana,laakiin wey Aqiimi kartaa,waayo Codka gabadhu waa Fitno,Ilaahayna-cassa wajala- wuxuu yidhi-1
    (فَلا تَخْضَعْنَ بِالْقَوْلِ فَيَطْمَعَ الَّذِي فِي قَلْبِهِ مَرَضٌ وَقُلْنَ قَوْلا مَعْرُوفًا)[ الأحزاب 32]
    Waxa yidhi inay u banaantahay Gabadha -Eedaanku- Shawkaani iyo Maxamed Sidiiq Khaan-raximahumaalaah-.waxaanay yidhaahdeen asal waxa ah ina banaynta Eedaanku gudahaan yahay oo uu ubanaan yahay Ragga iyo Dumarkaba-, laakiin sida saxeexa ah uma banaana Gabadha Eedaanku.1


    Halkan ka qaado Cod ahaan

    Turjume: Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-xafidahulaah-1








    التعديل الأخير تم بواسطة أبوحذيفة أحمد بن محمود السعدي; الساعة 20-12-2012, 11:03 AM.
يعمل...
X