السؤال:
هل يشرع الأذان للمرأة؟
الجواب:
لا يشرع ولها أن تقيم لأن صوت المرأة فتنة والله عز وجل يقول (فَلا تَخْضَعْنَ بِالْقَوْلِ فَيَطْمَعَ الَّذِي فِي قَلْبِهِ مَرَضٌ وَقُلْنَ قَوْلا مَعْرُوفًا)-32-الأحزاب-, وقد قال بمشروعيته الشوكاني و محمد صديق خان وقالا الأصل هو عموم التشريع ولكن الصحيح أنه لا يشرع للمرأة .
Su'aal: Gabadha may u banaan tahay inay Eedaanto?1
Jawaab:uma ma banaana,laakiin wey Aqiimi kartaa,waayo Codka gabadhu waa Fitno,Ilaahayna-cassa wajala- wuxuu yidhi-1
(فَلا تَخْضَعْنَ بِالْقَوْلِ فَيَطْمَعَ الَّذِي فِي قَلْبِهِ مَرَضٌ وَقُلْنَ قَوْلا مَعْرُوفًا)[ الأحزاب 32]
Waxa yidhi inay u banaantahay Gabadha -Eedaanku- Shawkaani iyo Maxamed Sidiiq Khaan-raximahumaalaah-.waxaanay yidhaahdeen asal waxa ah ina banaynta Eedaanku gudahaan yahay oo uu ubanaan yahay Ragga iyo Dumarkaba-, laakiin sida saxeexa ah uma banaana Gabadha Eedaanku.1
Halkan ka qaado Cod ahaan
Turjume: Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-xafidahulaah-1