Wararka markazka daarul xadiith fatxi sanca
الحمد لله رب العالمين , وصلى الله وسلم على نبينا محمد وآله وصحبه أجمعين. أما بعد:
Walaal waxaan isku dayi doonaa in aan halkaan niigu soo gudbiyo warar ku saabsab markazka uu shiikh yaxya alxajuuri xafidahu llaah uu duruusta ka dhigo asiga iyo mashaa'ikhdii damaaj ku sugnaa jirtay , wararku waxay iskugu jiri doonaan:
• wararka markazka kusaabsan oo ah wixii cusub kusoo kordho.
• duruusta cusub ee laga furo.
• Masha'ikhda wadanka yaman ama caalamka intiisa kale dacwada ka wado ee booqashada markazka u imaadaan.
Allaah wixii khayr ku jiro hana waafajiyo.
Maalintii khamiista ay taariikhda hijriga aheed 11 / shawaal / 1435 (h) shiikh yaxya alxajuuri - xafidahu llaah - ayaa dib ugu soo laabtay caasimada dalka yaman ee sanca , shiikh - allaah ha xifdiyo - duruustiisii ayuu horay ka bilawday , maalintuu soogalay duhurkeedii - maasha allaah - shiikha wuxuu kasoo laabtay boqortooyada sacuudiga uu utagay cimro iyo arimo caafimaad, shiikha sucuudiga wuxuu ku maqnaa 25 cisho wuxuuna soo laabtay asoo caafimaadkiisu aad u wanaagsanyahay.
Shiikha inta uu sacuudiga ku maqnaa duruustiisa caamka waxaa kala dhigaayay shiikh abuu camar alxajuuri oo dhigaayay galab kasto oo casira saxiixul bukhaari habeenkina saxiixul muslim, duhurkina shiikh abuu isxaaq alqaysi ayaa tafsiirka ibnu kathiir malin kasto dhigaayay intaa jimcaha ka eheen , kitaabka jaamic saxiix ee shiikh muqbil uu shiikh yaxye malin dhaaf udhigi jiray dhuhurka lama dhigin maxaa yeelay shiikha ayaa sharaxiisa ku dhamay rabo gaba gabo ayuu kitaabku maraa , saas oo kale kitaabka alfiyaha siirada ciraaqi asigana lama dhigin shiikha ayaa lala sugaayay , xiliga uu dhigo habeenkii ayuu saxiixul muslimka la dhigaa.
• maktabadii caamkana dib ayaa loo furay, kutub cusub ayaa lagu furay kuwa kalane dariiqay kusoo jiraan sida uu shiikha yaxye alxajuuri - xafidahu llaah - kursiga kasheegay habeenkii axada ay taariikhda hijriga aheed : 18/ shawaal / 1435 (h) .
iminka umuurtu sideedii ayee ku soo laabatay walilaahil xamdu.
************************************
************************************
Caawa oo talaado soo galeedo taariithda hijriga tahay: 16/shawaal / 1435 (h) waxaa markazka daarul xadiith fatxi sanca soo booqday shiikh cabdil baasid arraydi - allaah ha xifdiyo - shiikh shiikh yaxya ayaa kursiga uga kacay markuu aqriyay wax ka mida darsiga saxiixul muslimka shiikh cabdil baasid kalmad aad uqiima badan ayuu jeediyay oo ku dul wareegeeday in allaah nicmooyinkiisa looga mahad naqo, shiikh cabdil baasis wuxuu duruus ka aqriyaa markazu sunnah sacwaan sanca, waxaan allaah waydiiseenaa in uu noo xifdiyo ducaada iyo culumada ahlu sunaha dhamaantood.
************************************
************************************
Jadwalka duruusta laga furay markazul fatxi sabdigii la soo dhaafay ay taariitkda hijriga aheed 13 /shawaal / 1435 (h)
1- المجموع الميسر في التجويد
Xiliga: 4 subaxnimo
Booska: masjidka dhankiisa danbe
waxaa dhigaayo : khaliil suudaani.
2 - البيقونية
Xiliga: salaad cishaa'iga kadib .
Booska: xaga danbe ee masjidka .
Waxaa dhigaayo: cabdalla hindi.
3 - القول المفيد شرح كتاب التوحيد
Xiliga: darsiga casirka kadib.
Booska: xaga danbe ee masjidka.
Waxaa dhigaayo: nawaas hindi.
4 - نواقض الإسلام
Xiliga:4:15 am .
Booska: dhanka bari ee masjidka.
Waxaa dhigaayo: shiikh cabdil xamiid alxajuuuri.
5 - معنى لا إله إلا الله ومعنى الطاغوت
Xiliga: shanta subaxnimo.
booska : dhanka koofur ee masjidka.
Waxaa dhigaaayo: shiikh cabdil xamiid alxajuuri.
6 - القواعد والأصول الجامعة للعلامة السعدي
Xiliga: darsiga casirka ka dib.
Booska: gadaasha xaga danbe ee masjidja .
Waxaa dhigaayo: cabdalla ibnu lamxi alkhawlaani.
7 - تعليم القراءة والكتابة للبادئين
Xiliga :darsiga casirka kadib.
Booska: dhanka galbeed ee masjidka.
Waxaa dhigaayo: jalaal alxamaadi ( mu'adinkii hore ee damaaj ) .
8 - تحفة المراكز العلمية في الإملاء
Xiliga: hal saac kahor duhurka.
Booska: dhanka galbeed ee masjidka.
Waxaa dhigaayo: abu ismaaciil axajuuri.
9 - الحساب
Xiliga: 2:15 .
Booska: xaga danbe ee masjidka sabuurada akteeda.
Waxaa dhigaayo: abuu ismaaciil alxajuuri.
10 - كتاب المدينة الجزء الثاني
Xiliga: shuruuqa kadib.
Booska: xaga danbe ee masjidka.
Waxaa dhigaayo : walaalkeen mundir al amriiki.
• tan waa duruus la furay maalintii isniinta 15 / shawaal / 1435 (h)
11 - البعث الحثيث
Xiliga: 3 subaxnimo.
Booska: dhanka bari ee masjidka.
Waxaa dhigaayo: macmar daxaan.
12 - تلخيص الحموية
Xiliga: 3:15 am.
Booska: dhanka bari ee masjidka.
Waxaa dhigaayo: macmar daxaan.
13 - الأصول من علم الأصول
Xilga: 3 subaxnimo.
Booska: dhanka koofur ee masjidka.
Waxaa dhigaayo: faaris aljazaa'iri.
* * * * * * * * *
* * * * * * * * *
Habeenkii talaada ay aheed taariikhdu hijriga: 16 / shawaal / 1435 (h) .waxaa soo ziyaartay markazka walaalo salafiyiina oo ka yimid deegaanka yariim ee xadra mawt, shiikh yaxya al xajuuri - xafidahu llaah - ayaa su'aalo ay wateen ugu jawaabay.
* * * * * * * *
* * * * * * * *
Maalintii arbacada ay taariikhdu hijrigu aheed: 17 / shawaal / 1435 (h) .
Waxaa soo ziyaarTay markazka iyo shiikh yaxya alxajuuri - xafidahu llaah - shikh cabdil khaaliq alwasaabi - xafidahul laah - oo dacwad kawado magaalada bayda'a.
* * * * * * *
* * * * * * *
Jadwalka duruusta la yeeriyayay habeenkii sabdiga soo galaayay ay taariikhdu hijriga aheed: 20 / shawaal / 1435 (h)
Darsiga: البيقونية.
Waqtiga la dhigaayo: casirka kadib darsiga cabdalla khawlaani kadib.
Boska lagu dhigaayo: xaga danbe ee masjidka.
Waxa dhigaayo: abuu xamza maxamed assuwari.
Darsiga : صفة صلاة النبي صلى الله علبه وسلم للإمام الألباني.
waqtiga: pm 5:30
Booska lagu dhigaayo: xaga danbe ee masjidka jihada bari.
Waxaa dhigaayo: riyaad assabri.
*********************************
*********************************
Malinta ay taariikhdu aheed 22 / shawaal / 1435 (h) waxaa markazka soo booqday walaalo salafiyiin ah oo ka imaaday gobalka ib shiikheena yaxye al xajuur - xafidahu llaah - ayaa su'aalo ay wateen ugu jawaabay.
Saas oo kale shiikheena yaxye - allaah ha xifdiyo - wuxuu ka jawaabay su'aalo ay lahaayeen walaalaheen salafiyiinta ah ee dalka indonisiya udhashay - allaah ha xifdiyo -.
*****************************
*****************************
Jadwalka duruusta markazka ee afsoomaaliga ku baxdo:
لامية الأفعال.
شرح ابن عقيل على الألفية ابن مالك.
المدخل إلى علم الصرف
Waxaa dhigaayo: walaalkeen yuusuf buuhoodle.
بلوغ المرام لابن حجر العسقلاني.
تفسير القرآن الكريم.
متممة الآجرومية.
Waxaa dhigaayo : walaalkeen xasan abuu ayuub.
****************************
****************************
Sawirada maktabada darul xadiith fatxi
http://im76.gulfup.com/cdIs08.jpg
http://im76.gulfup.com/oic4Kz.jpg
****************************
****************************
Duruusta caawa oo ah sabti ay taariikhdu tahay 3 / dul qacdah / 1435 (h) laga yeeriyay markazka daarul xadiith fatxi waxaa ka mida:
Darsiga: مقدمة التفسير
Waxaa dhigaayo: shiikh fatxi alqadsi.
Xiliga uu dhigaayo: 9:00 am
Waxoo kaloo loo yeershay in dib u sii wadi doono dargii uu markazu sunnah sacwaan kadhigaayay oo ah
شرح الطحاوية لابن أبي العز الحنفي
Uu maraayay juska danbe - allaah ha xifdiyo - .
Wuxuuna dhigaa darsiga:
مقدمة التفسير
Ka dib.
Darsiga: صفة وضوء النبي - صلى الله عليه وسلم - و صلاته.
Waxaa dhigaayo: shiikh cabdala al iryaani - allaah ha xifdiyo - .
Wuxuu dhigaa: cishaa'iga ka dib.
Darsiga: شرح العقيدة الطحاوية للهراس.
Waxaa dhigaayo: shiikh abuu daxdaax alxajuuri - allaah ha xifdiyo - .
*********************************
*********************************
Sawirada markazka daarul xadiith fatxi sanca:
Sawirka guriga shiikh yaxye alxajuuri - xafidahu llaah -
http://im46.gulfup.com/Zaq6f9.png
Dabaq masjidka hortiisa oo xagiisa hoose ay masjidka raga ka tirsantahay:
http://im46.gulfup.com/QXXGw3.png
Masjidka raga iyo kan dumarka halkaan ka fiiri:
http://im46.gulfup.com/X5jkOX.png
********************************

تعليق