• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Warar ku saabsan Caalimka Yaman Sheekh (Yaxye al Xajuuri) iyo Ardaydiis

تقليص
هذا موضوع مثبت
X
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Warar ku saabsan Caalimka Yaman Sheekh (Yaxye al Xajuuri) iyo Ardaydiis

    بسم الله الرحمن الرحيم
    Maal mahan soo socda waxa uu u isku diyaarinayaa
    Caalimka Yaman Sheekh Yaxaye Al Xajuuri iyo Ardaydiisu in ay ka baxaan mandiqada Damaaj
    iyagoo u guuraya Magaalada
    "Xudayda"1

    Hadal intaa ka faah faahsan waxa aad ka eegi kartaa
    Halkan

    http://aloloom.net/vb/showthread.php?t=22709

    حسبنا الله ونعم الوكيل

    التعديل الأخير تم بواسطة أبو سُليم عبد الله بن علي الحجري; الساعة 12-01-2014, 05:05 PM.

  • #2
    Sawiro ku saabsan Diyaargarawga iyo bixitaanka Ardayda ku sugan mandiqadda Damaaj
    Ilaahay ha ka ilaaliyo Sharka Xuutiyiinte

    Sawirka 1aad


    Sawirka 2aad


    Sawirka 3aad


    Sawirka 4aad

    تعليق


    • #3
      بسم الله الرحمن الرحيم

      Ilaahay mahadii malintii Salaasada ee ay bishu ahayd:
      13 - Rabiicul Awal - 1435 H Sheekh Yaxye iyo mashaaikhdii Damaaj waxa ay gaadheen caasimada yaman Sanca

      Ardayduna waxa ay soo gaadheen Sanca maalintii Arbacada ee ay bishu ahayd:
      14 - Rabiicul Awal - 1435 H

      والحمد لله رب العالمين

      تعليق


      • #4
        Waxana uu joogaa sheekh Yaxye iyo Ardaysiisu Masjidka
        Asunna - Sacwaan

        Muxaadaradii ugu horaysay ee uu ka galo Sheekh Yaxye masjidka
        Halkan ka eeg

        تعليق


        • #5
          Muxaadaradii 2aad ee uu galo Sheekh Yaxye Al Xajuuri
          halkan ka eeg
          Waxaanu ka galay masjidka al Fatxi


          Taariikhduna waxay ahayd: 23-3-1435H



          التعديل الأخير تم بواسطة أبوحذيفة أحمد بن محمود السعدي; الساعة 08-02-2014, 10:58 PM.

          تعليق


          • #6
            Khudbadii uu ka galay sheekh Yaxye al Xajuuri Masjidka Sunne-Sacwaan
            Halkan ka eeg

            Taariikhduna waxay ahayd: 30-3-1435H
            التعديل الأخير تم بواسطة أبو سُليم عبد الله بن علي الحجري; الساعة 10-02-2014, 09:40 PM.

            تعليق


            • #7
              Muxaadaradii 3aad ee uu galay Sheekh Yaxye al Xajuuri
              Halkan ka Eeg
              Waxaanu ka galay Masjidka Bashaa'irul Khayr


              Taariikhduna waxay ahayd: 1-4-1435H

              تعليق


              • #8
                Duhurnimadii Maalintii Khamiista ee ay Bishu ahayd 6 - 4- 1435H waxa soo gaadhay Magaalada Jiddah Sheekh Yaxye Al Xajuuri, iyadoo ay wehelinayaan Sheekhyo iyo Ardday, ka dibna waxa uu u kiciitimay- Sheekhu- dhankaas iyo Makka al Mukarama si u soo Cumraysto

                تعليق


                • #9
                  Habeenkii Isniintana ee bisha ahayd 10- 4 - 1435H salaadii Cishaa'i ka dib Xarramka waxa uu kula kulmay Sheekh Yaxye ibnu Cali Al Xajuuri Sheekh Maxamed Al Itoobi- Ilaahay ha ilaaliyo labadooba-1


                  تعليق


                  • #10
                    Maalintii salaasada 13 dul qicda 1435 h : waxa uu sheekh yahye soo gaadhay magaalada Ibb

                    Muxaadaradii ugu horaysayna waxa uu ku qabtay masjidka
                    Tawxiid) ee ku yaala xaafada Macaayin)
                    halkaas oo yimaadee dada badna oo ku dhaw kumanaan oo ka kala yimid
                    magaalooyinka: Damaar, Tacis, Xudayda, daalic iyo Cadan

                    Maalintii Arbacada ee ay ku beeganay 14 dulqidca 1435 h : waxa uu kalmad ka jeediyay masjidka
                    Al Faaruuq ee ku yaala xaafada Abalaan

                    Casarkii waxa uu ka jeediyey sidaas oo kale kalmad masjidka
                    Imaamul waadici ee ku yaala xaafada Maatar

                    Maqribkii kadibna waxa uu ka jeediyey muxaadiro masjidka
                    Daarul xadiith ee ku yaala xaafada Sabal
                    halkaas oo ay usugu yimaadeen dad gaadhay kumakun oo ka kalayimid
                    gobolada yaman oo dhan

                    تعليق

                    يعمل...
                    X