• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Go'doonka Damaaj iyo Naxariista Ilaahay uu u naxariisanayo Adoomadiisa

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Go'doonka Damaaj iyo Naxariista Ilaahay uu u naxariisanayo Adoomadiisa

    بسم الله الرحمن الرحيم
    Maalintii Arbacadii ee 18 - 12 - 1434 H kuna beegnayd 23 - 10 - 2013 wali waa uu socodaa Go'doonkii iyo Duqayntii Xuutiyiintu ay duqaynayeen Mandiqada Damaaj iyo Dadkeeda aan waxba galabsan, Shalayna
    (Salaasadii) ilaa Aroorimadeedii waxa socday
    Garaaca Hoobiyayaasha , Xabadayn iyo Shiishid, ilaa ay yimaadeen Duhurkii ka hor Gudidii Nabadayntu, Waxaana ka yimid oo ka socday Gudida Laba qof oo kaliya:1
    Yaxye Abu Usbuc
    waana Gudoomiyahooga
    iyo
    Dirham ASackari (daba dhilifka Cabdi Malik Al Xuuti), waxa aanay la kulmeen Sheekh Yaxye Al Xajuuri iyo Waxgaradka Mandiqa, si ay Mandiqadana iskugu baahiyaan Gudi Ciidamo ahi waxay dalbadeen Xabad joojin 48 sacadood soconaysa, waxaana loogu jawaabay wax dhib ah kama qabno iyo Xuutiyiintuna iyaguna ha joojiyaan Xabada, waxaanay ku jawaabtay Gudiduna wey joojin doonaan Xuutiyiintu Xabada, markii intaas la is weydaarsaday ayey Kowdii Duhurimo ka dib Gududii tagtay iyadoo faraxsan, laakiin iyagoo Badhtamahii Waddoodaba gaadhin ayey Xuutiyiintii bilaabeen inay la dhacaan Mandiqada Hubka kiisa kala duwan.1
    Salaadii Cishaa'i ka dibna waxay bilaabeen Xuutiyiintii inay u dabaal dagaan Maalin ay aad u weyneeyaan oo la yidhaahdo
    (Yawmul Qadiir), kuwii ugu horeeyey ee soo dariyaana waxay ahayeen (Cubaydiyiinta), waxaanay soo dariyeen Maalmihii ay jirtay Dawladoodu, wakhtigaa laga bilaabo wey xustaa Rafidadu, waxaanay sameeyaan maalintan Dabaaldegyo iyo Khudbado lagu caayo Asxaabtii iyo Xaaskii Nabiga-sallalaahu calayhi wasallam- ee Caa'isha- Raali Ilaahay ha noqdee-, waxaanay bilaabeen inay Taayirada Gawaadhida ku Shidaan
    Buuraha Fikkahooga , sidoo kale waxay bilaabeen inay Cirka uu tuuraan Rashash aad u badan oo aan hore loo arki jirin Maalintan oo kale, arintan waxa ka dhashay Naxdin aad u weyn oo ay naxeen Maatidii (Dumarka iyo Caruurta), waxaanay moodeen inay Xuutiyiintu ka soo werwerayaan Mandiqada Jihooyinkoo dhan, waxaana Rashashkan barbar socday Hoobiyayaal iyo Xabaddo, Ilaahay mahadiina cidi wax kumay noqon.1
    Ka dib
    badhtamihii Habeenkana gaarahaan markii Dayaxu soo baxay waxay bilaabeen Xuutiyiintii- Ilaahay ha dhameeyee- inay Shiishaan walaalaha, waxaana arintan ka dhashay inay ka toogtaan Lugta iyo Bawdyada Arday la yidhaahdo Maxamuud Al Nabaahi-Ilaahay ha shaafiyo-1

يعمل...
X