• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Go'doonka Damaaj iyo Naxariista Ilaahay uu u naxariisanayo Adoomadiisa

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Go'doonka Damaaj iyo Naxariista Ilaahay uu u naxariisanayo Adoomadiisa

    بسم الله الرحمن الرحيم
    Maalintii Jimce ee 13 - 12 - 1434 H kuna beegnayd 18 - 10 - 2013 Waa maalintii 3aad ee Ayaamu Tashriiqa,walina wuu socodaa Go'doonkii iyo Duqayntii Xuutiyiintu ay duqaynayeen Mandiqada Damaaj iyo Dadkeeda aan hubka haysanba, Shalayna gaara ahaan Saddexdii galabnimo (3pm) waxay bilaabeen Xuutiyiintii inay la dhacaan Guryaha Muwaadiniinta Hoobiyayaal ay cabbirkoodu yahay 120mlm iyo Madaafiicda P10, sidoo kale waxay isticmaalayeen Xabadaha kuwooga dhexe iyo kuwooga fududba, Duqayntan culusina waxay socotay ilaa Salaadii Casar ka dib, Dhibaatana waxa ka dhashay inuu Geeriyoodo Arday la odhan jiray Mahdi ibnu Saalim Al Qaadi-Ilaahay ha u naxariistee-, Xallay oo dhana wey socotay Xabadayntii iyo Shiishidii, laakiin Ilaahay mahadii cidi wax kumay noqon.1
يعمل...
X