• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Go'doonka Damaaj iyo Naxariista Ilaahay uu u naxariisanayo Adoomadiisa

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Go'doonka Damaaj iyo Naxariista Ilaahay uu u naxariisanayo Adoomadiisa

    بسم الله الرحمن الرحيم
    Maalintii Khamiistii ee 12 - 12 - 1434 H kuna beegnayd 17 - 10 - 2013 Waa maalintii 3aad ee Ciida,walina wuu socodaa Go'doonkii iyo Duqayntii Xuutiyiintu ay duqaynayeen Mandiqada Damaaj iyo Dadkeeda aan hubka haysanba, wuxuuna sababay Go'doonkan sii socdaa inay ka yaraato badh ka mid ka Bakhaarada Cuntooyinkii ay hayeen, sidoo kale waxa sii yaraanaya Agabkii Caafimaadka ee loo baahnaa, waxa kale oo ka dhashay Go'doonkan sii socda Koronto yaraan, Naaftii oo yaraatay awadeed, Xashiishkiina wuxuu ku sii dul tuulmayaa Shaaricyadii iyo Wadooyinkii, taasna waxa ka dhashay inay Dukhsigii iyo Kaneecadii ay bataan,uu dilaacana Cudurka Jadeecadu.1
    Shalayna waxa dhib ahi may soo gaadhin Ardayda, Xallayna waxay iska ahayd mid dagen inkastoo ay dhowr Hoobiyayaala ay soo tuureen, Ilaahaybaana ka badbaadiyey Ahlu Sunnaha.1

يعمل...
X