• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Go'doonka Damaaj iyo Naxariista Ilaahay uu u naxariisanayo Adoomadiisa

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Go'doonka Damaaj iyo Naxariista Ilaahay uu u naxariisanayo Adoomadiisa

    بسم الله الرحمن الرحيم
    Maalintii Arbacadii ee 11 - 12 - 1434 H kuna beegnayd 16 - 10 - 2013 Waa maalintii 2aad ee Ciida,walina wey socotaa Duqayntii Xuutiyiintu ay duqaynayeen Mandiqada Damaaj iyo Dadkeeda aan hubka haysanba, badh ka midana Bakhaaradii Cuntada waxa ka sii dhamaanaya Cuntadii ay hayeen, sidoo kale Agabkii Caafimaadkuna Gabaabsi ayuu sii noqonayaa iyadoo ay wali dadku dhaawacmayaan, Shalayna Ciidii oo dhan Xaaladu wey yara deganayd oo Xuutiyuuntu may u isticmaalin Mandiqada Hubkii culusaa, inkastoo ay wali socdeen Shiishkii iyo Xabadayntii ay isticmaalayeen Xabadaha kuwooga dhexe iyo kuwooga fududba.1
    Habeenkii markii uu soo galayna gaara ahaan Habeen badhkii ka dib waxay bilaabeen Xuutiyiintii Raafidada ahaa inay la dhacaan Guryaha iyo goobaha Ardayda Madaaficdooda culculus iyo Hoobiyayaaal, Dhibaatana waxa ka dhashay inuu dhinto mid
    ka mid dadka Degaankaoo la odhan jiray Cabdilaahi ibnu Saalax ibnu Muxsin ibnu Kkarasaan- Ilaahay ha u naxariistee-, sidoo waxa dhaawacmay 3 kale oo isla dadka Degaanka ah, magacyadooduna waa kuwan hoos ku xusan:1
    Daxaan ibnu Cali ibnu Daxaan Al Waadici
    Cadnaan ibnu Maxamed ibnu Xirbaan Al Waadici
    Sulaymaan ibnu Haadi ibnu Axmed Al Waadici

    Dhamaantood Ilaahay ha caafiyee
    Markii Waagi uu baryeyna waxay bilaabeen Xuutiyiintii si uu Kibir ku jiro inay Shiish iyo Xabadaha kuwooga dhexe iyo kuwooga fududba la dhacaan Guryaha dadka Degaanka iyo Ardaydaba, waxaasoo dhamina waxay dhacayaan iyadoo ay ogyihiin Arintan Caalamka Islaamku iyo kalaba, wax dhaqdhaqaana may samaynin.1


  • #2
    Ilaahayaw adoomadaada u gargaar
    Ilaahayaw ku manayso Shahaado

    Ilaahayaw cidda dhaawaca ah caafimaad huwi
    Ilaahayaw go'doonka ka dulqaad

    Ilaahayaw cadawgooga jabi

    تعليق

    يعمل...
    X