بسم الله الرحمن الرحيم
Maalintii Isniintii ee 9 - 12 - 1434 H kuna beegnayd 14 - 10 - 2013
Wali wey socotaa Duqayntii Xuutiyiintu ay duqaynayeen Mandiqada Damaaj iyo Dadkeeda aan hubka haysanba,laakiin Maanta Xaaladu wey degen tahay marka la eego dhanka garaaca Madaafiicda, laakiin wali waxay Xuutiyuuntu ay wadaan Shiishkii iyo Isticmaalka Xabadaha dhexe iyo kuwa fududba
Duhurkii iyo Maqribkiina waxay soo rideen dhawr Madaafiic, sidoo kale Habeenka badhtankiisii waxay soo rideen Madaafiicda P10 iyo R.B.G
Iyadoo waxaas dhacayaan oo ay jiraan Ilaahay mahadii cidi wax kumay noqon.1