بسم الله الرحمن الرحيم
Maalintii Sabtida ee 7 - 12 - 1434 H kuna beegnayd 12 - 10 - 2013
Wali wey socotaa Duqayntii Xuutiyiintu ay duqaynayeen Mandiqada Damaaj iyo Dadkeeda aan hubka haysanba, Shalay Duqayntii culusayd ee xuutiyiintu ay duqaynayeen Dad ku nool Mandiqada Damaaj waxa ka danbeeyey Daganaasho ay Digtooni la socoto, inkastoo ay jireen Hoobiyayaal goos goos ah, Shiish joogto ah iyo Rasaasta fudud iyo ta dhexeba oo ay la dhacayeen Dadka aan waxba galabsan , iyo Ardayda aan Hubka haysan ee Mandiqada Damaaj, Xalayna waxay ahayd Habeen ka mid ah Habeenadii ugu deganaa- marka la eego Habeenadii ka horeeyey- waayo Garaacu muu xooganayn, inkastoo ay soo rideen in ku dhow 12 Hoobiye oo uu cabirkoodu ahaa 120mm , Hoobiyayaasha P10 iyo R B G, iyadoo waxaas aynu soo sheegnay dhacayaan Ilaahay fadligiisa cidi may dhiman oo waxa dhawacmay Arday kaliya oo la yidhaahdo Cabdi Casiis Al Hamadaani- Ilaahay ha caafiyee- 1

تعليق