بسم الله الرحمن الرحيم
Sida aynu wada ogsoonahay oo aynu kawada dharagsanahay falaagada Xutiyiintu(1) waxa ay go'doomiyeen oo ay Xisaar ku sameeyeen mandiqada Damaaj ee ku taala gobolka Sacada - Yeman -1
Mandiqadan Damaaj waxa ku yaala markas wayn oo layidhaahdo Daarul-Xadiis oo ay leeyihiin Ahlu-sunnaha salafiyiinta, waxana wax ka dhigta arday tirodooda lagu qiyaasay Toban kun (10,000) oo ka kala yimid daafaha aduunka
Hadaba go'doonkan bilaa naxariista ahi waxa uu bilaabmay 3- 12- 1434 H oo ku beegnayd 8-10-2013
maalintaas waxa ay shufto ku noqdeen oo ay dhexda u galeen Bas ka yimid Sanca waxana ay daandaansadeen oo qorigiisii ka qaadeen mid ka mida Rakaabkii baska, waxana ay jajabiyeen Qufuladii shandadahii Rakaabka.1
______________________
i(1) Taariikhda Xuutiyiinta halkan ka eeg

تعليق