Waxa Nimcooyinka Ilaahay ka mid ah in ay booqosho ku tageen Magaalada Gaalkacayo Ducaad faro badan oo iskaga kala yimid deegaanada soomaalidu ay degto
waxana ay kala ahaayeen sida tan:1
.................................................. ......
i1-Cabdi Waasic Bilaal (Abu Mucaad)1
i2-Jimcaale Siciid Yuusuf
Oo ka socday magaalada Qardho - Puntland
i3-Yuusuf Axmed
Oo ka socday Magaalada Godilabo - Ximan iyo Xeeb
i4- Maxamed Ismaaciil (Abu Cabdi laah)1
Oo ka socday Hargaysa - Soomaliland
i5-Maxamed Cabdilaahi(Abu Cabdi raxmaan)1
i6-Jaamac Xirsi
Oo ka socday Laas-Caanood - Soomaaliland
Waxa magaalada (Gaalkacayo) hore u sii joogay oo ku sugnaa, Ducaad kala ah;1
i7- Siciid Cabdiraxmaan Faarax (Naxwe)1
Oo ka wada Dacwada Masjidka {Dul-Qarnayn}1
i8-Cabdiqaadir Muuse Guuleed
i9- Cabdiqaadir Sheekh Maxamuud Mire
i10- Cabdicasiis ibnu Cusmaan ibnu Warsame
Oo ka wada dacwada Masjidka {Cusmaan ibnu Cafaan}1
i11- Bashiir Axmed Cabdilaah
Oo ka wada Dacwada Masjidka {Axmed ibnu Xanbal}1
Walaaluhu markii ay isku yimaadeen Ilaahay fadligii waxa ay qabteen: Dawro cilmiyaysan, Fataawooyin muhiim ah, Muxaadirooyin mahaji ah iyo Khudbadooyin waxa tar leh, waxana ay u dhacday sida tan:1
:::::::::::::::::::::::::::::::::::::
Muxaadaradii 1aad
In dar Ilaahay lagu walaaloobo
Waxa jeediyay Abu Cabdi laah Maxamed Ismaaciil Xafidahu llaah
*********************************
Kalmadii 2aad
Soo dhawaynta Ducaada ka soo qayb gashay kulanka
Waxana jeediyay walaalkeen Abu Xaatim Siciid Cabdiraxmaan Xafidahu llaah
*************************************
تعليق