
Kalmad kooban oo ku saabsan
Walaaltinimada iyo umahadnaq loo mahadnaqayo Ducaada ka soo qaybgalay kulanka
Waxana soo jeediyay Walaalkeen
Abu Cabdillaahi Maxamed ibnu Ismaaciil - xafidahulaah -1
Waxana ay ka mid tahay Muxaadaradani, Muxaadarooyinkii iyo Kalmadihii walaaluhu ay jeediyeen in tii uu socday Ijtimaacii iyo kulankii walaaluhu ay ku kulmeen Misjidka Al Khayr ee Hargaysa
Taariikh: 22 - Rajab -1434 H
Halkan ka qaado muxaadarada
